Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo: Xildhibaan C/rashadiid Xidig oo Tabco Siyaasadeed ku dhuftay Faysal Cali Waraabe

Xildhibaan C/rashadiid Xidig oo kamida mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaflad soo dhawayn ah oo Minnesota loogu sameeyay ugu hanjabay Maamulka Somalinad isaga oo yidhi hadii aysan ka waantoobin duulaamada ay ku hayaan Khaatumo oo ay kusoo qaadayaan weerarada  isdaba jooga ah in arintu intaa ka waynaan doonto. Dhinaca kalena la helay Tabco siyaasadeed Godoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo caadeestay wax ka sheega Maamulada Khaatumo, Puntland iyo Jubaland. Waxa uu yidhi Daawo

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply