Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Xafladii Casho sharafta Madaxway-naha Khaatumo iyo Xaaskiisa ee lagu sameeyay Washington DC

Dr. Cali Khaliif Galaydh isaga oo qudbadiisa ku bilaabay in uusan marnaba diyaar u ahayn in uu gorgrortan ka galo midnimada Soomaalida. Isaga oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay midoobaan si ay wax u noqdaan.

Dhinaca kale wuxuu cadeeyay inay diyaar u yihiin ka maamul ahaan inay lahadlaan marka ay shuruud la’aan uga baxaan deegaanada Khaatumo lana helo cid gayda oo ay ka go’do talada maamulka Somaliland.

Dhanka Maamulka Puntland wuxuu cadeeyay in ay wadahadal la bilaabeen Puntland balse ay adkaatay in ay miradhalaan sababtoo ah Puntland Madaxwayneheeda oo ku adkaystay inuusan ka tanaasulaynin sheegashada deegaanka Khaatumo State.

Hoos ka Daawo Xafladii oo Dhamaystiran

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply