Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Waraysigii Dayaan lagula yeeshay Ra’iisalwasaare Dr.Cabdiwali Gaas Boston USA

Cabdiwali ku soo dhawoow barnaamijka Dayaan ee SomSat.Tv

  1. Khamiistii June 23, 2011 shaqsiyan maxaad dareemasay?
  2. Imisa ayaa qiyaas ahaan abaarihii ay xukuumadaadu la kowsatay ku geeryooday wax manooga sheegi kartaa sidii dawladaadu wax uga qabatay Abaartaa?
  3. Maalintii Nilugu qarxiyay Tiyaatarka maad libiqsan halka wasiiradaadii ooda jabin gaadheen maxaa maskaxdaada kusoo dhacayay  wakhtigaa?
  4. Maalintii Shabaab ka bexeen Muqdisho shir jaraa’id ayaad qabatay waxyaabihii aad sheegtay ee aad balan qaaday waxaa kamid ahaa inaad Mooryaanta Muqdisho wax ka qabanasaan maxaa arintaa kaaga hirgalaybaad isleedahay?
  5. Safaraadaadi tirada badnaa ee aad aduunka ku marasay intii aad Ra’isalwasaaraha ahayd keebaa dalka iyo dadka ugu manaafacaad badnaa?
  6. Baroortu orgiga ka wayn e! waxa uu Turkigu u qabtay ama uqabanayo  Soomaalia wada dhalasho ka waynee!  wax manooga sheegi kartaa qorshaha dawlada Turkiga ee ku aadan Soomaaliya?
  7. Booqshadii Xoghayaha qaramada midoobay Bank Moon ee Muqdisho maxaa faa’iido ah oo dalku iyo xukuumadiinii ka  heleen xaga xidhiidhka caalamiga.
  8. Dastuurka Soomaaliya waala badalay ayuunbaa laleeyahay ee miyaa labadalay qodobadeese la badaly. Siiba qodobka caasimadeenaya Muqdisho manoo faah faahin kartaa?
  9. Midnimada Puntland waxaa kala dhantaalay waayitaanka gacan ku haynta magaalada Laascaanood taasoo keentay samaynta maamulka Khaatumo, maxaa kaaga qorshasan Laascaanood iyo haysashada ay Somaliland xooga ku haysato? Mana isleedahay in khilaafka iyo kala hilowga reer Puntland  lagu xalinkaro in gacanta dib loogu soo dhigo Laascaanood xeelad iyo xoogba?
  10. Maxaad u qabanasaa reer Puntland oo aysan musharixiinta kale u   qaban Karin?


Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag