Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abwaan Hadraawi oo Hees u Curiyay Xamar, Xamareey Ma Nabad baa -” Laamaha Xoriyadiyo, Xayndaabka Calankee, Xejinaaya Dhalashada, Xididkaay ka beermaay, Xuduntii Dhulkaygaay, Xaruntii dadkaygaay, Xamareey Ma Nabad baa

Abwaanka wayn ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa wuxuu soo Saaray Eryada Hees Loogu Magacdaray XAMAREEY MA NABAD BAA, Waxaana ku luuqeeyay Fanaan Sayid Khaliifa.

Heestan oo u quus gaysay qolooyinka kalaqoqoba Soomaalida, hididiilo galinasa Qolooyinka aaminsan Soomaali Wayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Eryada Heestan Cusub ee uu sameeyay Hadraawi ayaa waxaa kamid ah “Xuduntii Dhulkaygaay, Xaruntii Dadkaygaay, Xamareey Ma Nabad baa -” Laamaha Xoriyadiyo, Xayndaabka Calankee, Xejinaaya Dhalashada, Xididkaay ka beermaay, Xuduntii Dhulkaygaay, Xaruntii dadkaygaay, Xamareey Ma Nabad baa”.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply