Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirada Weerarkii maanta lagu qaadey UNDP xaruntooda Muqdisho

Illaa hada faahfaahin ku saabsan khasaaraha oo saxa lama hayo waxaana goobta xirey Ciidanka Amisom, wararkuse waxay sheegayaan in dhamaan naftood haligayaashii oo gaarayay 4 ay isqarxiyeen, waxaa kaloo la sheegayaa in 4 cadaan ah ay ku dhinteen weerarka lakiin wararka oo hordhac ah awgood xaqiiqda saxda ah ilaa hada lama hayo.

Hoos ka daawo sawirada

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag