Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO SAWIRADA: Labo qof ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo Gaari lagula eegtay Gudaha Magalada Kismaayo

Waxaa Goor dhaweyd uu Qarax ka dhacay gudaha magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Qaraxan oo noociisu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa uu ka dhacay  ka soo horjeede Masjidka Xaaji Jaamac Xafada Faanoole ee Magalada Kismaayo, Waxaa la la beegsaday gaari UD nooca loo yaqaan Iskarogada oo ay saar nayeen darawalki waday gaariga iyo kirishbooy, dhawac ayaana ka soo garay Qaraxa.

Sidoo kale, ciidamada amniga ayaa dhankooda kawada Hawulgalo ay ka samaynayaan xafado ka mid ah magalada kismaayo.

DAAWO SAWIRADA:


Ceegaag Online-kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag