Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Cajalada Dhacdo Taariikhi ah Diyaarad soo cagadhigatay Taleex kadib tii Duqaysay 1921 kii

Waxaa baryahanba socday dhisme Gagi diyaaradeed oo macmal ah, kaasoo laga yagleelayay magaalada qadiimiga ah ee Taleex. Dhismaha Garoonkan ayaa ah wax yaabaha la taaban karo ee uu qabtay Maamulka Khaatumo ilaa intii la yagleelay.

Hadaba shalay oo taariikhdu ahayd 92 sanadood kadib markii laduqeeyay Taleex oo   markaa ahayd rugta daraawiisheed ayaa waxaa kasoo dagay wafdi culus oo ay horkacayaan Isimada reer Khaatumo iyo qaarka mida madaxda maamulka Khaatumo.

Gagidan ayaa meesha ka saartay baahidii loo qabay in si toos ah loogu safro deegaanada Khaatumo. oo Awal loosii mari jiray maamulada Pland iyo Sland oo diiqadayn jiray siyaasiyiinta asal ahaan kasoo jeeda Khaatumo State of Somalia.

HOOS KA DAAWO CAJALAD TAARIIKHI AH

 

Cali Cismaan Yuusuf(CaliDhagjar)

Buuhoodle

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag