Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Culimada Boosaaso Ka Qeylisay Oromada beera qudaarta ugana digay shacabka in ay Sumeeyaan iyo anshax xumo dhaqan.

Sheekha ayaa sheegay  in Soomaaliya ay badbaadiyeen Daraawiish oo Soomaaliya Yuhuuda ladajin lahaa balse maanta aysan haysanin dadmaanta iska dhiciya Oromada iyaga oo sumeeya Qudaarta sidoo kale. Culimada Soomaaliyeed ee Boosaaso ayaa qeylo dhaan xoogan ka muujiyay Oromada aad ugu soo badanasa deegaanka Boosaaso. Sheekh Daahir Aw-Cabdi ayaa sheegay in  uu nadartu ahaa Oromada iyagoo Wiilal iyo Gabdho ah ay isku fuushan yihin biyaha bada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply