Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Nabad Galyada ee Magaalada Kismaayo oo Albaabada isugu Dhuftay Idaacad FM ah oo Maanta Magaalada laga Hirgaliyay

Ciidamada Amaanka ee maamulka KMG Jubb Ayaa Goordhaw oo galabta ah Albaabada ulaabay idaacad FM ah oo maanta laga furay magaalada Kismaayo.

Idaacadan ayaa waxaa hirgaliyay rag Qurba joog ah Qaar kamid ah sarakiisha ciidamada nabad galyada oo Ceegaag u waramay ayaa sheegay in sababta idaacadan loo xiray ay tahay in wax Ruqso ah aysan ka haysan maamulka juba.

Ceegaag Online-kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag