Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciida oo u Dhaqaaqday soo dhaweentii Garaadka Guud ee SSCD ee Laascaanood

Laascaanood. Isniin 01/23/2023. Garaadka guud ee SSCD Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa maanta soo gaadhay magaalada Laascaanood kadib 15 sanadood iyo sadex bilood ka dib qabsashadii ay Hargaysi ka qabsatay Garoowe.

Imaanshaha Garaadka ee Caasimada Laascaanood ayaa dhidibada u taagtay maamulka Khaatumo kana saartay deegaanadan maamulka Somaliland oo ABAAN u ahaa horgaladada gabalkoodu dhacay.

Ceegaag.com

Xigsho: Halbeeg Media

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply