Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cadaaladu waa Muqdisho waxaa iska leh cida degan ee u hadhay

Magaalomadaxdii hore ee Soomaaliya Muqdisho oo baryahan dadbadan u hanqaltaagayeen inay dib u hanato caasimad nimadeedii ayaa haatan u muuqata mid ay dadbadan ku baraarugeen inay tahay magaalo dadka dhulka iska lahaa ay ee soo degay ka dib yagleelidii ay magaalada yagleeleen dad asal ahaan ka yimid IIRAAN hadana loo yaqaano Gibil cad dadka Hawiyaha ee haatan degan ayaa asal ahaan kayimid dhulka nugaasha Soomaaliya.

Dadka iyagu hantida ku lahaa ayaa lagu war galinayaa inay dadka degen haatan ka iibiyaan hadii kale laga qaramayn doonaa lana siin doonaa dad dayac tira oo dib u dhiska magaaladaa fududeeya.

Nala daawo dadka iska leh magaaladaa oo Gudoomiye tarsan ku gafay


Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag