Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cabdulaahi Cismaan (Qodhob) oo ku geeryooday Muqdisho.

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun: Waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ku geeryooday Cabdiliaahi Cismaan ‘Qodhob” oo mudo sanado badan ah deganaa Magaalada Boston ee cariga wadanka Maraykanka.

Marxuum Qodhab ayaa ku sugnaa Muqdisho oo uu aaday markii xanuun hayay kasii daray waxaan ilaahay uga baryanaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo Eheldii iyo Qaraabadana Samir iyo Iimaan kasiiyo, AAMMIINN.

Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay dadkan kala ah

  1. Maryan Muuse Boqor
  2. Yuusuf Cismaan Samtar(Bardocad)
  3. Cabdulaahu Gurxan
  4. Suldaan Cabdirisaaq Cali Baale
  5. Sahro Warfaa
  6. Fardowso Suldaan
  7. Luul Gaalooti
  8. Luul Dhuux
  9. Maryan Gudi
  10. Maryan Gaas
  11. Naciimo Sh. Yuusuf
  12. Yaasmiin Daahir
  13. Maandeeq Cama-shuluq
  14. Shamhaad Xalwo
  15. Nasro Hure
  16. Libin Bardaocad
  17. Cabdinaasir J Guray
  18. Liibaan Bardocad
  19. Maxamed Axmed(Shaale)
  20. Faysal Warfaa
  21. Xuseen Fiin
  22. Cali Faysal
  23. Cabdi Tashad
  24. Siciid Xasan
  25. Cabdiraxmaan Indho Maleh
  26. Farxaan Gaygay
  27. Oday Nageeye
  28. Oday Camashuluq
  29. Sh. Muuse Ashcari
  30. Sh. Yuusuf Cabdala
  31. Axmed Atoor
  32. Xasan Baqow
  33. Baarliin Dhuux
  34. Qamar Dhuux
  35. Luul Yuusuf Suldaan
  36. Xalwo Aw-aadan Magan
  37. Aamino Warsame

Dhamaan Jaaliyada reer Boston ayaa tacsi udiraya Qayskii iyo qaraabadii Marxuum Qodhob siiba xaaskiisa oo kula sugnayd Muqdisho Saynab Xirsi iyo waxaa kale oo si khaasa loogu tacsiyadeenayaa  Caruurtiisa oo degan Boston, Minneapolis iyo Wadanka Australia. Marxuumkana waxaan ilaahay uga baryanaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo AAMMIINN.AAMMIINN.AAMMIINN.

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply