Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

CAAM ALFAYN Fariin uu Abwaan Suusle kula hadlay Soomaalida sanadkii 2000kii bal maxaa isbadalay? eeg Gobolka Sool.

CAAM ALFAYN: Gabay Canaan, Murugo iyo Dar-daaran isugu jira oo Abwaan Suusle kula hadlay Soomaalida Sanadii 2000 – 18-sano kadib Xaaladii uu ka hadlay maxaa is badalay.
Abwaanka ayaa fariintan hawada usoo marinaya shacabka Soomaaliyeed isaga oo ku hoga tusaaleenaya waxyaabaha bilaa macnaha ah ee ay wakhtigooda iyo mustaqbalkoodaba ku waayeen amaba lagaga qaaday iyo sida ay dad yar ugu afduuban yihiin hadaba arintaaa uu Abwaanku ka gabyay sanadkii 2000 ee bilowga qarniga 21 aad maxaa maanta iska badalay bal dhugo gabayga oo liishaanka saar xaaladaada iyo tan dalkeena Soomaaliya siiba Goboldada Waqooyi.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply