Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Brazil oo hanatay koobka Confederations-ka ee sanadka 2013.

Wadanka Brazil ayaa ku guuleestay koobka Confederations markii ay Wadanka Spain kaga adkaadeen Sadex Gool iyo Eber .

Ciyaarta oo socota 2-daqiiqo ayuu Fred Gool aad u qurux badan u dhaliyay Wadanka Brazil,  halka Xidiga da’da yare e Neymar uu goolkii labaad u dhaliyay taas oo lagu kala nastay  qaybtii hore 2:0

Wadanka Spain ayaa si weyn ugu gacan sareeyay ciyaarta qaybteedii hore inkastoo qabtii labaad ay u muuqdeen ciyaaryahanada Spain kuwa far dhaqaajin la’, daqiiqadii 48 ayaa Brazil waxaa Goolkii sadexaad u dhaliyay ciyaar yahan Fred.

Brazil ayaa ayaa sadex jeer oo isku xiga ku guuleystay koobkan iyadoo Quburo ku xeel dheer Kubada Cagta ay saadaaliyeen sanadkan  in dalka  Spain ku guuleesan doonto Koobkan maadaama ayay yiraahdeen xulka Spanish-ku yihiin horyaalka aduunka iyo yurub.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag