Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada

Xogta iyo Xulashada

Waa barnaamijkii aynu ku balan sanayn inaan ku soo gudbino aragtida dadawaynaha, waxaan inoo soo xulay maanta qormadan hoose.

Magacaygu waa Axmed Cabdule waxaan daganahay magaalada Muqdisho, xaafada waa beri waan ku faraxsanahay inaan idinkala qayb qaato barnaamijkan waana idiinka mahadcelinaya sida aad isaga xilsaarteen.

Waxaan jeclaystay inaan idiin soo bandhigo arin xanuun badan igu haysa lagana yaabo cawaaqib xumo dambe iyo caro alle inay ka timaado, waxaan hada kahor daawaday ciidamada dowlada somalia oo maydad ku dul fadhiya waxay ahayd arin dhaqanka islaamka ka fog waxaanse isku qanciyay waa dad aanan aqoon badan lahayn masuuliyiintiina ka fog, waxaanse u qaadan waayay sida aad ka daalacan doontaan sawirka aan idiin soo diray qof toogasho lagu xukumay oo  tiirkii lagu xiray indhaha kiishkii loo galiyay oo xabadii maqalkeedii sugaya in hadba Askari isku sawiro waxay ku jirta youtube , Alle waxa uu yiri dilka hala hagajiyo, saxaafada ooo sawira ka qaadanaysa iyo niman madax ah oo waraysiyo ku dul bixinaya subxaanalaah, waxaan jeclaan laha dowlada somalia inay dhaqanka noocaas ah wax kabadasho waad mahadsantihin.

By Gateway

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply