Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Barnaamijaka Dayaan ee SOMASAT oo lagu qaadaashaigay Iscasilaada Gudoomiyeyaasha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya

Balnaamijka oo wiigan uu marti ku ahaa wasiirku xigeenkii wasaarada Maaliyada ee xukuumadii badbaado qaran Cali Faarax Dirir (Cali Faysal) ayaa lagu qaadaa dhigay sabahabaha keenay ina gudoomiyayaasha bangiga dhexe ee soomaaliya shaqooyinkoodii isga tagaan iyo saamaynta ayku yeelan karto in laga midho dhaliyo dadaalkii xukuumadii Badbaado qaran u gashay in madaxda  Soomaalida lagu aamino arimaha maamul ee wadankeena.

Daawo


Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag