Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Axmed Faarax Idaajaa oo warbixin kooban ka diyaariyay Shaqadii Axmed Cali Abokor 2NN

Waxaa wiigii hore magaalada Manses ee Gobolka Virginia Ilaahay ku oofsaday midkamida Ragii qoray Afsoomaaliga Marxuum Axmed Cali Abokor, Taariikhyahanka wayn ee Soomaaliyeed Axmed Faarx Idaajaa ayaa warbixin kooban kadiyaariyay isaga oo marlabaad dhagaha dadbadan maqashiiyay casharadii Afsoomaaliga ee ka bixi jiray Radio Muqdisho horaantii Todobaataneeyadii.

Axmed Laba N ayaa Casharadaa Bixin jiray waatan ee nala dhagayso warbixintaa oo kooban. Axmed Faarax Idaajaa oo warbixin kooban ka diyaariyay Shaqadii Axmed Cali Abokor 2NN

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply