Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by admin (Page 103)
Stories written by admin

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Nairobi Kulan Kula Qaatay Dhigiisa Dalka Kenya

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Nairobi Kulan Kula Qaatay Dhigiisa Dalka Kenya

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Mudane Ceydiid Cabdulaahi Ilkaxanaf ayaa waxaa uu  magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya uu  kulamo kala duwan kula yeeshay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Kenya…

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Maanta Booqday Safaaradii hore oo ay Dowlada Soomaaliya ku Lahayd Magaalada Nairobi

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Maanta Booqday Safaaradii hore oo ay Dowlada Soomaaliya ku Lahayd Magaalada Nairobi

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federalka ah ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta booqday safaaradii dowlada Soomaaliya ay ku lahayd xaafada Westlands ee magaalada Nairobi oo sedax sano…

Saudi Arabia – 12,000 Somalis Expelled – Mass Deportations Without Considering Refugee Claims

Saudi Arabia – 12,000 Somalis Expelled – Mass Deportations Without Considering Refugee Claims

 Saudi authorities have deported more than 12,000 people to Somalia since January 1, 2014, including hundreds of women and children, without allowing any to make refugee claims. Saudi Arabia should…

Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga oo wacad ku maray in ay Al-shabaab xasuuqayaan

Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga oo wacad ku maray in ay Al-shabaab xasuuqayaan

Ka dib dilkii Taliyaha amniga ee Jubaland wasiirka arimaha Gudaha iyo Amniga oo sheegay inay godadkooda ugu galayaan Al-shaabaab cadaaladana ay horkeeni doonaan sidoo kalena uga digay shacabka inay ku…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka 9aad Ee Ururka Iskaashiga Islaamka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka 9aad Ee Ururka Iskaashiga Islaamka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad ka jeediyey shirweynaha 9aad ee dalalka Iskaashiga Islaamka OIC kaasi oo maanta si rasmi ah uga furmay…

Qudbad xasaasi ah oo Shamhaad Xalwo ka jeedisay Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen isbadalka taariikhiga ah ee Puntland

Qudbad xasaasi ah oo  Shamhaad Xalwo ka jeedisay Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen isbadalka taariikhiga ah ee Puntland

Shamhaad Xalwo ayaa iyadu u mahad celisay Hogaanka Isimada, Ciidamada Qalabka Sida iyo maamulkii hore Cabdiraxmaan Faroole.  Sidoo kale waxay u mahad celisay Musharixiintii oo ay ku tilmaatay inay lahaayeen…

Daawo Qudbadihii, Tahniyadihii iyo Maansooyinkii Xafladii ay rer Boston ugu mahad celinayeen Madaxda maamulkii hore laguna soo dhaweenayay madaxda maamulka cusub ee Puntland.

Daawo Qudbadihii, Tahniyadihii iyo Maansooyinkii Xafladii ay rer Boston ugu mahad celinayeen Madaxda maamulkii hore laguna soo dhaweenayay madaxda maamulka cusub ee Puntland.

Ceegaag.com…

Daawo Qaybtii madadaalada ee Xafladii Puntland ee Boston

Daawo Qaybtii madadaalada ee Xafladii Puntland ee Boston

  Daawo   Ceegaag.com…

Maashaa Allaah: Hanbalyo Siman iyo Cabdicasiis oo Labo Wiil oo mataana ah ugu dhesheen Virginia

Maashaa Allaah: Hanbalyo Siman iyo Cabdicasiis oo Labo Wiil oo mataana ah ugu dhesheen Virginia

Maashaa Allaah: Siman Cali Mire iyo Cabdicasiis Cali Cawl oo (2) labo wiil oo mataana ah ugu dhasheen magaalada Mananas ee Gobolka Virginia. labadan wiil ayaa loo kala bixiyay Cumar…

Qudbadii Suladaan Cabdirisaaq Cali Baale ee Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen isbadalka taariikhiga ah ee Puntland

Qudbadii Suladaan Cabdirisaaq Cali Baale ee Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen isbadalka taariikhiga ah ee Puntland

Daawo. Ceegaag.com…

Hordhac Warkii Xafladii Puntland ee reer Boston

Hordhac Warkii Xafladii Puntland ee reer Boston

  Xafladan oo horay hordhaca warka looga sii daayay SOMSAT.Tv ayaa waxaa soocadaha soo socda laga soo dayndoonaa SOMSAT.Tv Xaflada oo dhamaystiran oo laga tafatiray, dhamaan dhinaca madadaalada Muusikada wata…

Shir Saxaafadeed Jaaliyada Khaatumo ee Wadanka Stockholm Sweden

Shir Saxaafadeed Jaaliyada Khaatumo ee Wadanka Stockholm  Sweden

    Ceegaag.com…

Cabdulaahi Cismaan (Qodhob) oo ku geeryooday Muqdisho.

Cabdulaahi Cismaan (Qodhob) oo ku geeryooday Muqdisho.

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun: Waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ku geeryooday Cabdiliaahi Cismaan ‘Qodhob” oo mudo sanado badan ah deganaa Magaalada Boston ee cariga wadanka Maraykanka. Marxuum Qodhab ayaa…

Exclusive: U.N. monitors warn of ‘systematic’ Somali arms diversion

Exclusive: U.N. monitors warn of ‘systematic’ Somali arms diversion

(Reuters) – A confidential U.N. monitors’ report warns of “systematic abuses” by Somalia’s government, which the monitors say has allowed the diversion of weapons that Somali authorities purchased after the…

Gurxan & Bulxan: Guddiga Musuqa. W/C: Axmed-Assad

Gurxan & Bulxan: Guddiga Musuqa. W/C: Axmed-Assad

Guddiga La Dagaalanka Musuqa               BULXAN Madaxdii Dalka Hooyaay Guddiga La Dagaalankee Musuqa Dabar-Goyn Lahayd Hadmaad Noo Doorraysaan?   GURXAN: Dalkii Weli Maanu Deggin…

Puntland cabinet ministers should share power equally amongst local tribes

Puntland cabinet ministers should share power equally amongst local tribes

Mohamud shalab      Firstly, I would like to extend congratulations to the new president of Puntland, Abdiweli Mohamed Ali Gaas as well as the former president Abdirahman Farole for all…

Warbixinta qaybtii 2aad ee Xaflad loogu mahad celinayay Madaxda maamulkii hore laguna soo dhaweenayay madaxda maamulka cusub ee Puntland oo lagu qabtay magaalada Boston ee wadankan Maraykanka.

Warbixinta qaybtii 2aad ee Xaflad loogu mahad celinayay Madaxda maamulkii hore laguna soo dhaweenayay madaxda maamulka cusub ee Puntland oo lagu qabtay magaalada Boston ee wadankan Maraykanka.

Daawo Qaybtii 1aad ee Xaflada Cabdi Tashad ayaa isagu hanbalyo udiray maamulka cusub ee Puntland sidoo kalena amaan kula dul dhacay maamulkii hore ee Cabdiraxmaan Faroole.        …

Warbixinta qaybtii 1aad ee Xaflad loogu mahad celinayay Madaxda maamulkii hore laguna soo dhaweenayay madaxda maamulka cusub ee Puntland oo lagu qabtay magaalada Boston ee wadankan Maraykanka.

Warbixinta qaybtii 1aad ee Xaflad loogu mahad celinayay Madaxda maamulkii hore laguna soo dhaweenayay madaxda maamulka cusub ee Puntland oo lagu qabtay magaalada Boston ee wadankan Maraykanka.

Xafladan oo ay soo agaasimeen Jaaliyada reer Puntland ee ku dhaqan magaalada Boston ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Boston. Xafladan oo horay…

Hooyo macaan, hooyo gacalo, cafis iyo caafimaad Allaah Aduunka iyo Aakhiroba (Qaybtii kowaad).

Hooyo macaan, hooyo gacalo, cafis iyo caafimaad Allaah Aduunka iyo Aakhiroba (Qaybtii kowaad).

“Aduunyadu waa haween, halkaa layskuma hayee, nin doonaaba ha hadlee, hooyadu waa lama huraan-abwaan Cadhays Ciise Kaarshe Allaah ha u naxariisto ee” “Dumar iyo haween baa, Nolol lagu haweystaa, Kuwa…

Kulan Loogu Duceynayey Ra’iisul Wasaarihii hore oo Xalay ka dhacay Madaxtooyada

Kulan Loogu Duceynayey Ra’iisul Wasaarihii hore oo Xalay ka dhacay Madaxtooyada

Muqdisho, 07 Febraayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan oo waqtigiisa inta…