Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Aqoonyahan Faysal Rooble oo jaaliyada reer Boston u iftiimiyay xaalada Soomaaliya

Faysal Rooble oo ah tafatiraha shabakada Wardheer ahna aqoonyahan inbadan ka shaqeenayay wadanka mareekanka isaga oo xilal kaladuwan ka qabtay dawladaha Hoose oo uu ilaa 28kii sanadood uu u shaqeenayay magaalada Loss Angels ee gobolka California. Faysal ayaa u yimid magaalada Boston si uu macluumaad uga bixiyo xaalada Soomaaliya oo dawladan Mareekanku doonaso inay qorshe ku aadan samaysato.

Faysal ayaa lagu mariqaaday xarunta RIAC oo ah haayad 20 jirsatay adeega ay u hayso shacabka Soomaaliyeed iyo Qaxoortiga daafaha aduunkaba.  Faysal ayaa si aada ugu nuux nuuxsaday waxa ka qaldan dawlada Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweayne Xasan Sheekh.

Kalasoco kulankaa TVga SOMSAT maalmaha fooda inagu soo haya.

Daawo Sawirada


Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to Aqoonyahan Faysal Rooble oo jaaliyada reer Boston u iftiimiyay xaalada Soomaaliya