Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Alle Ha U Naxariisto: Garaad Cali Buraale Xasan Oo Ku Geeriyooday magaalada Laascaanod 

Inaalilahi Wa inaa ileyhi Raajicuun. Garaad Cali Buraale Waxa Uu Ka mid ahaa Golaha Sare Dhaqanka Gobollada SSC  Alle Ha U Naxariisto Janada ha Geeyo Samir iyo Imaan Ilaahey ha Inaga siiyo gaar ahaan eheladii Iyo Qaraabadii uu ka baxay. Garaadku wuxuu ahaa mukhlis ku cimriyay diinta Islaamaka iyo caddaaladda ilaahay jannatul fardowsa ha geeyo. Aamiin. Aamiin. Aamiin

Waxaa tacsi u diraya Jamaal Xaaji Cali oo ku hadlaya afka reer Xaaji Cali Qorska iyo qaraabada uu ka geeryooday Marxuum Garaad Cali Buraale. sidoo kale bahda Ceegaag ayaa tacsi u diraya qayska iyo qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed siiba kuwa SSC.

Cali Cawl Xuseen iyo reer kiisa ayaa  tacsi iyaguna u diraya Qayska iyo qaraabadii Marxuum Garaad Cali Buraale Xasan iyaga oo Ilaahay uga baryaya inuu Garaadka Janatul Fardowsa Geeyo Qoyskii iyo Qaraabadiina Samir iyo Iimaan Kasiiyo. AAMMIINN AAMMIINN AAMMIINN

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply