Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Afsoomaaliga Goorma ayaa La qoray?

Af Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika kuwa ay ku hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay ku dhaqan yihiin deegaan aad u baaxad weyn oo u dhexeeya gacanka Tojorra ilaa iyo webiga Tana ee Waqooyiga Kiiniya.

Inkastoo af Soomaaliga ay ku hadlaan dad tiradaas leh ee ku baahsan dhulka baaxadaas ballaadhan leh, haddana qoraal rasmi ah oo ay dadka Soomaaliyeed ku dhaqmaan wuxuu yeeshay 1972 dii.

Muddadii intaas ka horreysay qoraalada ay dadweynaha Soomaaliyeed ku wada xidhiidhaan wuxuu ahaa luuqadaha Carabiga, Ingiriisiga iyo Talyaaniga.Somalidu waxay so sartay Faro afsomali ah oo sadex ah oo aan la qadan waxana kamid ahayd

  1. Farta CUSMAANIYA

2. Farta Kadariya

3. Farta Gudabiirsay

Sanadkii 1972 gudigi udanbeeyay ee Madaxwayne Maxamed Siyaad BareJaale umagacabay Qorista afka somaliga oo ka koobna 23 xubnood waxaa qayb weyn ka qaatay labadii Qoraa ee Soomaaliyeed Awjamac cumar Ciise iyo Qoraa Axmed Cali Abkor ilaahay Janadi haka waraabiyo maanta labadoodaba waa inaga Hooseeyaane Waxay qayb ka qaateen dhaxal Umada Soomaaliyeed ay Manafacadsanayan Inta ay jirto.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply