Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abdihakin Cali Wadaad doo ku geeriyooday magaalada Harta Sheekha ee D.D.S.I

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Harta Sheekha ee Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya  Allaha u naxariistee Abdixakiin Cali Wadaad  waxaan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso ALLE ha kawaraabiyo. AAMIIN

Sidoo kale Dhamaan Bahda Ceegaag.com Ayaa tacsi u diraya qoyska Reer Cali Wadaad geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Abdihakiin Cali Wadaad waxaanan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply