Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Aaska Yuusuf Dirir oo ka dhacay Muqdis-hoTacsi loo diray dadka midnimada Jecel

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Qaranka Somalia Abuukaate Caydiid Ika Xanaf ayaa dhaar ka maray inuu Aaska Yusuf Dirir ka qeybgalo Madaxweyne Xasan Sheekh Caydiid Ilka Xanaf wuxuu Filintijeerka Madaxtooyadda kala baxay meeydka Yusuf Dirir isagoo ku dhawaaqaya “Walaahi inuusan Salaad ku dukan ninkii dilay Yusuf Dirir ee Xasan Sheekh gurigiisa ha joogo”

Geesinimadda uu muujiyay Caydiid Ilka Xanaf waxaa mid ka daran Aaska dushiisa kaga dhawaaqay nin ka mida Salaadiinta Beesha Habaryoonis kaas oo sheegay inuu yaqaano raggii dilay Yusuf Dirir kuwaas oo sheeganaya iney metelaan Qaranka Somalia, Wuxuuna sheegay in Rag badan u dhiman doonaan.

Ceebta ugu weyn ee dhacday waxeey tahay in askartii dishay Xildhibaan Yusuf Dirir dhaawacooda lagu daweeyay Isbitaal ku yaal gudaha Madaxtooyadda Villa Somalia ,halka ninkii qoriga BKM ku shaqshaqay oo istaafka Xildhibaanka toogtana meeydkiis la dhinac dhigay kan Yusuf Dirir iyadoo laba Filintijeer la kala gelshay gudaha Villa Somalia.


Sidoo kale Arinta yaabka leh ayaa waxay noqotay iney Al-Shabaab sheegteen dilka Marxuum Yusuf Dirir, halka Wasaaradda Amnigana Dowladda Federalka Somalia ka qiratay iney Ciidanka Dowladda dileen,weliba lix laga dhaawacay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply