Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Aadan Xuseen Cusmaan TEBO oo Buug uu qoray uguna wan qalay (No god but God) Laga xaday

Waxaa magaalada Boston ee cariga dalka Maraykanka ka dhacday in uu Qoraaga Aadan Xuseen Cusmaan oo ku magacdheer Tebo uu qoray buug uu ku turjumay Ashahaada kaasoo uu dadka ku fahan siinayay macnaha diinta Islaamka kadib Sep 11.

Dadka Maraykanka ayaa waxay aad u daneenayaan inay wax ka ogaadaan Diinta Islaamka, iyaga oo la amakaagsan kalmada tawxiidka.  Aadan ayaa buugan u diray Madbacad daabacda Buugaagta balse ka war helay in buugiisii la daabacay oo nin kale sheegtay ina uu leeyahay qorayna boogaa.

Hadaba waxaa dacwad lagu soo oogay ninkii xaday Buuga oo kumaakum doolar ka sameeyay iyo madbacadii daabacdayba oo ah Penguim Random House Inc. Iyo shaqsiga ah Reza Aslan kana shaqeeya University of California degana Riverside, Office 4131 Unit. Riverside, CA 92521.

Dacadan ka daalaco Cinwaankan Dacwad ka dhan ah Random House iyo Reza Aslan

Dhacdadan ayaa h mi aan waayadan ka dhicin Maraykanka tasoo maxkamad looga yeedhay dadkii gaystay fal danbiyeedkaa ay ku bililiqaysteen Aadan Xuseen Cusmaan.

Kala soco waxa kasoo kordha maxkamadaynta eedeesanayaashaas….

Ceegaag.com

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply