Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maxaad kala socotaa tartanka meeyarka magaalada Kismaayo. Ceegaag.com…
Ka dib qarixii Isgoyska Octber 14 ayaa madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah argagixisada UGUS, ayaa maanta waxa uu shacabka u jeediyay qudbad…
Iyada madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo amar ku bixiyay in qaybaha dalka laga xoreeyo Argagixisada UGUS. ayaa waxaa ciidamadu shalay dhaafeen Magaalada Balcad iyaga oo sifeenaya deegaanadaa ay…
Wafdi uu horkacayo xoghaya guud ee Hey’adda Bisha Cas e Qatar mudane Cali Bin Xasan Al-xamaadi ayaa booqday bukaanada soomaaliyeed ee ku jira isbitaalada dalka Suudan. Booqashada xoghayaha waxaa ku…
Muqdisho, 5ta, November 2017 (Ceegaag) Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir 28-kii…
Wararka ka imanay dalkii hooyo siiba Gobolka Bari ayaa sheegaya in qulquldo ay ka jiraan tasoo kaliftay in qof ku nafwaayo qofna ku dhaawacmo. Waxaa dadku ka biyo diidan yihiin…
Muqdishi. Nov 02, 2017 (Ceegaag)— Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed ka kooban dhowr qodob…
Wiigan waxaa umada Soomaliyeed ka baxay halyeeyo aad ugu waynaa. Wiigan waxaa geerida xaqa ahi haleeshay Gen. Maxamed Abshir Haamaan iyo Xil. Cawad Axmed Cashara. sidoo kale waxaa argagixisada UGUS…
Urur goboleedka SAYPA oo ay ku bohoobeen waalidiinta Soomaalida degan Boston iyo nawaaxigeeda ayaa qabtay xafladihii bilaha ahaa, kuwaasoo ka kala dhacay Jeep Johns Park (Timilty) iyo IHOPka xaafada Brighton.…
Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun. Madhinta waa ILLAAH. Xildhibaan Marxuum Cawad Ahmed Cashara oo magaalada Toronto ku geeriyooday. Cashara ayaa ahaa geesi wadani ah, Ilaahay waxaan uga baryanaa inuu qabriga…
Boston, Oct 29, 2017 (Ceegaag) Waxaa Xalay ka dhacday xarunta Eriteriyaanka Boston xaflad aad u balaadhnayd aadna loosoo agaasimay oo Deeqo Jibriil ku taageertay duqa magaalada Boston inuu afar sano…
Masjika Soomaalida Boston Alrowda ayaa waxaa qudbadii jimcaha Oct 27, 2017 Booqday shabakadan Ceegaag oo soo min guurisay sidii ay u dhacday, hadaba nala daawada dadkii ay dhaaftay ama ku…
Muqdisho Oct 25, 2017 (Ceegaag) Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu socdaal kusoo maray wadamada Ugandha, Itoobiya iyo Jabuuti. Madaxwaynaha ayaa ku…
Masuuliyiinta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab kadib hadalkii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya oo ahaa in Maamulada ay ka qeyb qaataan dagaalkaas.…
Iyadoo lagu Guda Jiro Gurmadka loo sameynayo Dadkii ku waxyeeloobey Qaraxii Zoobe ayaa Gurmad daawo ah waxaa Maanta lagu doonsiiyey Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya .…
Ka dib Cabashooyin ka soo baxayay Ardayda wax ku barta dalka suudaan iyo dad kala socday dhaawacyada dalkaas la gaarsiiyay ba waxa isla xalay lagu guulaystay in la xalliyo cabashooyinkii…
Hay’ada Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo kamid ah hay’adaha ugu shaqada badan ayaa waxay daahfurayaan mashruuc lagu gargaarayo dadkii ay musiibada kasoo gaartay qaraxii 14-kii Oktoobar kadhacay isgoyska Zoobe. Hay’ada…
Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay sanadguurada 3-aad ee kasoo wareegtay maalinta la aas’aasay ururka Dhalinta Rajada Soomaaliyeed (Jiilul Amal), ayaa lagu qabtay hallka weyn ee Alfuraat Hotel ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa…
Abwaanka oo badanaa ku luuqeeya gabayada qiirada xanbaarsan ee Soomaalinimadu ku dheehan tahay ayaa waxa uu gabay ka tiriyay dhacdadii Muqdisho iyo sida Dawlada Turkiga ee walaleheen inoogu soo gurmadeen.…
Buuhoodle Oct 23, 2017 (Ceegaag) Waxaa goor dhawayd ku guulaystay Doorashadii Madaxwayne kuxigeenka maamulka Khaatumo State Of Soomaaliya Aqoonyahan Bashiir Cismaan Cabdi Xaashi. Bashiir ayaa sagaashamaadkii deganaa magaaladan Boston ee cariga…
Figradihiina