Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Goobtu Waa Logan, Xalay oo ay Jamaad Fiin Ka anbabaxasay Boston oo ay gudaha Madaarkana ay ku sugayeen Ciyaartoydii reer Minasota oo yimid Boston si ay isu wada raacaan, iyaga…
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa booqasho shaqo ku tagat Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Madaxwaynaha ayaa warbixin yar oo kooban oo uu soo dhigay barta FB giisa ayaa waxa ay u qornayd sidatan. ‘Waxaan…
Mudane Maxamed Xaashi Cabdi (Carabay) ayaa soo saaray warqad ogaysiin ah tasoo uu ku ogaysiinayo dhamaan shirkada noocyadooda kala duwan siiba kuwa diyaaradaha inay wataan adeega ay u hayaan shacabka…
(26-Sep-2017) Today at the MU discussion hall, Ms. Farhia Abdullahi Hussein has successfully defended her Masters Thesis titled: “Problems and Challenges Faced by Professional Female Doctors Working in Mogadishu Hospitals”. On this…
Kadib markii ay Horjoogayaasha Maamulada dalku ka hor yimaadeen Dawlada Dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta xilkii laga xayuubiyay Madaxwaynihii hore ee maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele “Xeef” Dhagayso…
Kulan mahad celin ah oo loo sameeyay hawl wadeenada iyo ardayda Jaamacadda Muqdisho. kulankan oo ujeedkiisu ahaa mahad celin munaasabadda todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho loogu mahad celinayay sidii wanaagsaneyd ee…
Xaflad casho sharaf ah oo loogu tala galay soo dhaweynta iyo sagootinta masuuliyiin ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo qorayaal mug iyo miisan ku dhex leh bahda hal abuurka…
Abwaanka ayaa markii uu ka yaabay sida laysku maan dhaafsan yahay waxa uu tiriyay Gabay Guuroow ah. Abwaanka ayaa gabayga ka tiriyay xaalada Soomaaliya oo haatan u eeg inay wadadii…
Next week in Entebbe, Uganda. There is an African tournament in which 12 afrobasket 2017 zone 5 countries are going to compete for who represents eastern and northern Africa in…
Iyada oo uu bilowday sanadkii cusbaa ee Islaamku 1439 ayaa waxaa waxaa qudbadii Salaada Jimcada Lagaga hadlay muhiimada uu u lahaa markii uu bilaabanayay Taariikhda Sanadka Islaamka, Waxaa Hijrooday 70…
Hooyo Maryan ayaa soo qabsatay codbaahiyaha iyada oo ka hadashay sanadkii 1996 sidii ay Deeqo Jibriil u caawisay iyada oo 17 jir ah. Eedo Maryan markii ay maqashay in Deeqo…
Jaaliyada dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya ee ku dhaqan Magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa kulan Tacsi iyo Baroordiiq ah isugu yimid maanta, kulankaas oo loogu duceynayo dadkii shacabka Soomaalida ahaa ee…
This week, Abaarso School was lucky enough to be visited by Robin Worth of Harvard University and Rebecca Zeigler Mano of Education Matters. Robin presented about Harvard University and the process of applying to American…
Ee fadal kaas oo heer gabo gabo ah maraya. Madaxweynaha oo xubno katirsan Xukuumada ay wehelinayaan waxaa uu lug kusoo maray dhamaan qaybaha Mashruuca oo biyaha wabiga Jubba lagu gaarsiinayo…
Dowlada Soomaaliya ayaa 27 Sano kadib Maanta si Rasmi ah ufurtay Qeybti Saadasha Hawada ee Garoonka Diyaaradaha Adan Cade Airport Muqdisho. Arintan ayaa timid kadib markii ay dawladu kasoo faramaroojisay…
at Waterford Springfield 6715 Commerce Street, Springfield, Virginia 22150 on Monday, September 25th, 2017 at 6:00 PM – 10 PM. We thank to Somali Ambassador, Ahmed Ahmed Isse Awad and Somali Community…
Muqdisho, 17 September 2017 – Madaxweynha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey qalinlayda Soomaaliyeed ee ka qayb galay bandhigga Buugaagta Muqdisho 2017. Madaxweyne…
Waxaa dhamaan Jaalliyada DDSI ee ku dhaqan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda lagu wargalinayaa inuu jiro kulan Tacsiyeed loo qabanayo dadkii shacabka Soomaalida ahaa ee lagu xasuuqay magaalada Awadey ee deegaanka…
Somali Canadian Education and Rural Development Organization (SCERDO) was honored yesterday to be part of the Laurel Awards celebration and to witness so many other notable non-profit organization being applauded for…
Ardayda Jaamacadda Muqdisho ayaa saakay iyagoo wajiyadooda laga dheehanayay farxad aad u balaaran ay u bilaabatay daraasadii sanad waxbarashadeedka 2017-2018 ee Jaamacadda Muqdisho. Ardayad lagu magacaabo Najmo Ibraahim Cali oo…
Figradihiina