Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Aqalka Cad ee maraykanka kasoconaya shirlagaga hadlayo wixii laga yeeli lahaa dadka Xagjiriinta ah ama sidii looga hortagi lahaa xagjirnimada qaybaheeda kala duwan iyada oo aan lagu xajiimaynin diinteena…
Sheekha ayaa daaha ka rogay sirta ka danbaysa waxa loogu yeedhay quwadaha Islaamka xagjirada ah, waa kuwa midida dadka dul haya ee dilaya dadka iyaga oo u nasab sheeganaya Islaam.…
Muqdisho: Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee Difaaca Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, kadib munaasabad ballaaran oo ka…
Another perplexing remark by Vice President Joe Biden is driving the news today after he made comments on his “great relationship” with Somali cab drivers. At the White House Summit…
Deeqo Jibriil oo ah Haweenay si aada ugu ololaysa noolaynta dhaqanka Soomaalida xarun wayna ku leh Magaalada Boston ee cariga dalka Maraykanka ayaa si wayn uga dhex muuqatay shirka ladagaalanka…
Munaasabad aad u balaaran oo ku saabsaneyd Xaflad qalin jabin ah oo in ka badan 122 ardey oo dhameysatey Daraasaadka sare ee Master-ka iyo Diploma oo ay iska kaashanayeen Jaamacadda Muqdisho iyo Labada Jaamacadood…
Pfo. Hussein Ahmed Warsame ayaa habeenkii xaley ee taariikhdu aheyd February 14, 2015. wareysi aad u dheer uu kago waramaayo sida Dhaqaalaha iyo Siyaasad Soomaaliya eey iskula jaanqaadi karaan ayuu…
Wareysigaan aadka u dheer uu kago waramayo haadayadaas samalka ah ee ee dhawaan lagu aasaasey magalaada London, UK ayuu xog faahfaahsan kubixiyey Golaha Madhasha #60 oo ah Golaha Falaqeynta Siyaasada…
Kulan u socdey Laba Maalmood isla markaana looga arinsanayey sidii loo yagleeli lahaa Madal ay ku mideysan yihiin Aqoonyahanka soomaaliyeed , Indheeragaradka , Siyaasiinta, Xisbiyada iyo Kudlooyinkii Baarlamaanka ayaa lagu soo…
Deegaanada Khaatumo oo 20kii sano ee tagay lagu guulaystay in madax looga dhigo Yamyam iyo Qadaadwayn, Daawo Mubaarak Ismaaciil Haybe oo sharaxaya Khayraadka deegaanada Khaatumo Ceegaag.com…
Waxaa magaalada Garoowe soo dhowayn aan loo kala hadhin loogu sameeyay Abuukar Cawaale oo ah nin Soomaaliyeed oo u halgama sidii qaadka umada Soomaaliyeed looga cidhibtiri lahaa dhibka uu ku…
Muqdisho, 14, Feb, 2015…Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo kulanka diiradda…
Dowladda Jabuuti ayaa ciidamo dheeraad ah oo qeyb ka ah howl galka AMISOM u soo dirtay Soomaaliya, iyadoo qeybtii u horeysayo ciidamo hal batalyan ah ay maanta ka dageen magaalada…
HOUSTON (KTRK) –A fire broke out at an Islamic community and education center in Houston early this morning. http: Members of the Quba Islamic Institute stood watching federal investigators looking…
Madaxwaynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska iyo qaraabadii uu ka geeryooday Xildhibaan Xaaji Cabdiyare oo ahaa Xildhibaankii ugu da’da waynaa Xildhibaanada Dawlada Federaalka…
Waxaa Magaalada Bombasa ee dalka Kiiniya ku geeryooday Xildhibaan Cabdi Yare oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya,…
Munaasabada 50 Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka badda Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga Dalka ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Xarunta Ciidanka badda ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ay kamid yihiin Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa duhurnimadii maanta gaaray magaalada Dhuusa Mareeb…
Figradihiina