Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho Dec 10 2015 (Ceegaag) Maamulka Khaatumo ayaa shir Jaraa’id ku qabtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, iyaga oo ka hadlay DIyaaradaha kor heehaabayay deegaanada Khaatumo siiba dhinaca Nugaasha, iyo waliba…
Madaxwaynaha Awdal State Pro. Nageeye ayaa ku dhawaaqay inuu dhamaanba kala diray golihiisii wasiirada isaga oo sheegay in Awdal State jiridoonto tahayna Dad taariikh ahaan ka facwayn kan Somaliland. Isaga…
Muqdisho Dec 09, 2015 (Ceegaag) Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka furmay Shir looga hadlayo Horumarka, dhaqaalaha iyo maamul wanaaga, Waxaana Khudbad kasoo jeediyey Dr: Cali Ciise Cabdi iyo madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh…
December 9(Ceegaag)–Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa usoo jeediyey Puntland iney aqoonsato maamulka Galmudug ayna Galmudug qudhoodu Ixtiraamto Puntland maadaama uu yahay maamul ka horeeyey iyaga. Madaxweyne Axmed Madoobe oo hadalkan…
December 9 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhaliil u jeediyay qaabka uu u socdo howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo tilmaamay in mar kasta…
December 9 (Ceegaag) — Saraakiil sare oo Turki ah ayaa maanta sheegay in Turkigu aysan ciidamadooda kasoo saari doonin dalka Ciraaq, kaddib markii xukuumadda Ciraaq ay ka dalbatay xukuumadda Ankara…
December 8 (Ceegaag)— Waxaa maanta ka furmay garoonka diyaaradaha Muqdisho ka furmay shirka wada tashiga heer qaran ee looga hadlayo doorashooyinka sanadka 2016, waxaana shirkan ka soo qeyb galay Madaxda…
December 8 (Ceegaag)— 89 Xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, kadib markii muddo bilooyin ah odayaasha dhaqanka ay ku…
December 08 (Ceegaag) — Maanta ayaa waxaa dib xarigga looga jaray haamaha kaydka dhexe ee shidaalka oo ku yaalla dekedda weyn ee Muqdisho, kaasoo ay hirgeliyeen ganacsato Soomaaliyeed, waxaana haamahan…
December 8 (Ceegaag)— Sirdoonka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inay gacanta ku hayaan wiil Soomaali Mareykan ahaa oo muddo todobo sano ka hor ku biiray Al-Shabaab, kana yimid Gobolka Minnesota ee…
Muqdisho Dec 07, 2015 (Ceegaag) Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudaneMaxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dalka Maxamed Cabdi Xasan Beekoos, Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo…
December 7 (Ceegaag)— Taliyihii ciidamada garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso Col. Xasan Shire Amaan ayaa maanta la dilay, iyadoo dilkiisa uu ka dambeeyay askari ka mid ah Ilaalada garoonka. Wararka…
December 7 (Ceegaag)– Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta kulan looga hadlayay amniga la qaatay laamaha ammaanka, sida Guddoomiyeyaasha degmooyinka, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida Gobolka…
December 7 (Ceegaag)— Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in weerarkii arbacadii la soo dhaafay ka dhacay gobolka California ee lagu dilay 14 ruux uu ahaa weerar argagixiso. Obama ayaa…
December 6 (Ceegaag)— Ergeyga Urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya, si…
Desembar5-(Ceegaag)- Qiimeyn ay sameysay hay’ad maraykan ah oo lagu magacaabo FOUNDATION FOR INTERNATIONAL SERVICES, INC, ayaa waxa ay ku xaqiijisay in shahaadada Jaamacadda Muqdisho ay udhiganto shahaadooyinka laga bixiyo jaamacadaha…
December 5 (Ceegaag)— Dood cilmiyeedkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda Safaaradda uguna horeeyo Lataliyaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Ibraahim Guure u qeybsanaha dhanka waxbarashada ee…
December 5 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika, halkaasoo uu ka furmay…
Wakiilka ururka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa markii ugu horeysay waxa uu madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya u jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu ku dhaliilayo howlahooda…
Waxaa aas ballaaran maanta magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka loogu sameeyay Allaha u naxariistee wariye Hiniya Xaaji Maxamed oo ka mid eheyd shaqaalaha Warbaahinta Qaranka Somalia. Marxuumada ayaa waxaa maalinimadii…
Figradihiina