Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Hargaysa, July 26, 2015 (Ceegaag) Godoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID oo ka hadlaya shirka aan sharciga ahayn ee ay mucaaradka maamulka Siilaanyo ku qabteen magaalada Hargaysa, ayaa waxa uu ka sheegay…
July 26, 2015 (Ceegaag) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay socdaal degdeg ah ugu ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, iyadoo Madaxweynaha socdaalkiisa ay ku wehliyeen…
july26, 2015 (Ceegaag) — Xildhibaan, C/llaahi Xuseen Maxamuud Muuse Bantu oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa lagu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo dilkiia ay sheegatay…
Boston July 25, 2015 (Ceegaag) Boston Julay 25, 2015 Madaxwaynaha Maamulka Soomaaliyeed ee Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa marti ku ahaa Madasha 60ka oo ah goobta falanqaynta Siyaasada Soomaaliya ee…
Ceegaag: Nairobi July 25, 2015 President Barack Obama, Distinguished Entrepreneurs, The people of Africa and Kenya are truly proud to welcome you to the world’s most diverse continent, and, indeed,…
Cadaado July 25 2015 Qudbad dhinacyo badan taabana oo uu Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ka jeediyay caleemo saarkii Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa si toos ah meesha uga saartay Kafaaroqabiilaysigii iyada oo wadanka…
Cadaado Julay 24, 2015 Munaasabaddii caleema saarka ee magaalada Cadaado oo noqotay midii ugu weyneyd ee maamul goboleedyada federaaliga ah loo qabto, kaddib markii ay ka soo qeyb galeen ergooyin…
Nayroobi July 20, 2015 Markii Diyaaradii gaarka u ahayd Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Brack Obama ay soo caga dhigatay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, iyadoo halkaasi ay ku soo dhoweeyeen Madaxweyne…
July 25 (Ceegaag)— Waxaa Dugsiga Mucaasir ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2014 iyo 2015 iyo Qalin jabinta Dafcadii ugu horeysey Dugsiga sare , waxaana…
Wasiirad ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa arrimo badan daaha ka rogtay, iyadoona sheegtay inay jiraan arrimo badan oo ka dhex jira madaxtooyada Villa Soomaaliya, isla markaana hay’adaha Dowladda ka…
July 25 (Ceegaag)— Faah faahin ayaa ka soo baxaya duqeyn ay ku dhinteen in ka badan 10-ruux oo rayid ahaa, meel ku dhow degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, kuwaasoo ahaa…
July 25 (Ceegaag)— Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in la hor-geeyo sharciga la dagaalanka Argagixisada, kaasoo ka mid ahaa hindise sharciyeed dhowr ah oo Baarlamaanka ka…
Cadaado July 23, 2015 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka ku meel gaarka…
July 24 (Ceegaag)— Ciidamada huwanta ayaa saaka gudaha u galay degmada Diinsoor ee gobolka Bay, kadib markii shalay gelinkii dambe ay ka baxeen Xoogagii Al-Shabaab oo halkaas ku sugnaa. Sida…
July-23-2015- (Ceegaag)- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada…
July 22 (Ceegaag)— Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ay ku dhow yihiin degmooyinka Diinsoor iyo Baardheere ee…
July 22 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in jiritaanka dowladda hada jirta uu u haray Hal sano iyo bil kaliya, isagoo cadeeyay in dowladda…
July 22 (Ceegaag)— Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka hadlay booqashada maalinta jimcaha uu ku imaanayo dalka Kenya Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay dadka Kenyanka inay…
Qaaraan Qarannimo waa Badbaado Qaran waa halkudhega shir wayn oo lagu qabanayo Columbus Ohio oo uu kasoo qayb galayo Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Kasoo qaybgal wacan.. u…
, 21 July (Ceegaag): Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ku burburtay dagaalladii sokeeye. Akadeemiyadda Cilmiga,…
Figradihiina