Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 18)

Maamulka Jubbaland oo Dil Toogasho ku Fuliyay Askar lagu eedeeyay dilka laba Qof oo Rayid ahaa

Maamulka Jubbaland oo Dil Toogasho ku Fuliyay Askar lagu eedeeyay dilka laba Qof oo Rayid ahaa

September 18, 2015 (Ceegaag) — Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Toddoba Askari oo ka Tirsan Ciidamada Booliiska Maamulkaas ku Fuliyay Dil Toogasho, kaddib markii ay ku Caddaatay inay dulleedka Magaalada Kismaayo…

Al-Shabaab oo la wareegtay deegaanka Yaaqbari-weyne, kadib dagaal ka dhacay

Al-Shabaab oo la wareegtay deegaanka Yaaqbari-weyne, kadib dagaal  ka dhacay

September 18 (Ceegaag)— In ka badan 10-ruux ayaa ku geeriyootay, kadib dagaal xoogan oo saaka ka dhacay deegaanka Yaaqbari-weyne ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay markii Xoogag ka…

Afgambi ka dhacay Burkina Faso iyo Ciidamada Madaxtooyada oo la wareegay awooda dalka

Afgambi ka dhacay Burkina Faso iyo Ciidamada Madaxtooyada oo la wareegay awooda dalka

September 17 (Ceegaag)— Ilaalada Madaxtooyada Burkina Faso ayaa la wareegay xukunka dalka, kadib afgambi dhacay, kaasoo lagu kala diray dowladdii KMG aheyd. Nin aad ugu dhowaa Madaxweynihii hore ee Burkina…

Shirkadaha Google, Facebook, Twitter iyo Qaar kale oo badan oo Casuumaad u fidiyay Axmed Wiilkii 14-jirka Muslimka ahaa ee Saacad uu Sameeyay Darteed loo xiray

Shirkadaha Google, Facebook, Twitter iyo Qaar kale oo badan oo Casuumaad u fidiyay Axmed Wiilkii 14-jirka Muslimka ahaa ee Saacad uu Sameeyay Darteed loo xiray

17 Septembar 2015 (Ceegaag)—Shirkadaha ugu waaweyn xagga internet-ka ayaa Casuumaad u fidiyay Axmed Maxamed oo ah wiil 14-jir ah oo Saacad uu sameeyay darteed loo xiray. Shirkadaha facebook, Google, Twiter…

Boqollaal Arday ah oo ah Dufcaddii 1-aad oo ka Qalin-jabiyay Jaamacadda Jobkey

Boqollaal Arday ah oo ah Dufcaddii 1-aad oo ka Qalin-jabiyay Jaamacadda Jobkey

September 17, 2015 (Ceegaag) — Munaasabad ay ku Qalinjabinayeen 500 Arday oo dhameystay waxabarshada heerka 1-aad; kana baxay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Jobkey oo shalay lagu Qabtay Muqdisho ayaa…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo baaq u diray Xukuumadda

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo baaq u diray Xukuumadda

September 17 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay Xukuumadda inay sida ugu dhaqsiyaha badan ay Baarlamaanka ku hor-keento sharciga Axsaabta Siyaasada. Mr Jawaari oo shalay…

Xukuumadda Uganda oo Taliye Cusub u soo Magacowday Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

Xukuumadda Uganda oo Taliye Cusub u soo Magacowday Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

September 17, 2015 (Ceegaag) — Taliye cusub ayay Xukuumadda Uganda ma anta u soo magacowday Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qayb ka ah howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM. Col. Peter…

Gudoomiaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo Marti ku ahaa Madasha 60ka

Gudoomiaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo Marti ku ahaa Madasha 60ka

Waxaa maanta waraysi aad u adag una xiiso badan dhinacyo badana taabana lagula yeeshay Madasha 60ka Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo Mudane Cabdulaahi Sheekh Cumar…. Dhagayso Waraisigaa oo uu qaaday Cali Xaraare….Waraisigii…

Ahlusuna oo ku goodisay inay dib u qabsan doonto degmada Caabudwaaq

Ahlusuna oo ku goodisay inay dib u qabsan doonto degmada Caabudwaaq

September 15 (Ceegaag)— Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa sheegay inay isu diyaarinayaan, sidii weerar rogaal celin ah ugu qaadi lahaayeen degmada Caabudwaaq oo todobaadkii hore laga saaray. Afhayeen u hadlay Ahlusuna…

Ciidamada Jabuuti oo la Wareegay Ammaanka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Ciidamada Jabuuti oo la Wareegay Ammaanka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

– September 15, 2015 Ceegaag) — Ciidammada Jabuuti ee ka Tirsan AMISOM, ayaa buuxda ula wareegay sugida Ammniga Degmada Jalalaqsi ee gobalka hiiraan oo ay Maalintii shalay booqasho ku tageen…

Maxamuud Sayid Aadan oo madasha 60ka lagaga waraystay heshiiska uu la galay maamulka Jubaland

Maxamuud Sayid Aadan oo madasha 60ka lagaga waraystay heshiiska uu la galay maamulka Jubaland

Ceegaag Sep 15, 2015 Boston: Madaxwayne ku xigeenkii 6dii gobol ee ka dhicisoobay markii loogu kala wanqalay Jubaland iyo Koofur Galbeed ayaa waxa uu marti ku ahaa madasha 60ka oo…

Todobaadka Dhaqanka Jaamacada Muqdisho oo Lasoo Gabogabeeyay

Todobaadka Dhaqanka Jaamacada Muqdisho oo Lasoo Gabogabeeyay

14-09-2015(Ceegaag)-Jaamacadda Muqdisho waxaa sanad walba ardayda cusub ee kusoo biirta jaamacadda loo qabtaa todobaadka dhaqanka si ardayda iyaga dhaxdooda isu bartaan kuna soo bandhigaan hal’abuurkooda laguna siiyo cashiro kusaabsan shuruucda…

Xarun Cusub oo Jimicsiga iyo Jir-dhiska ah oo MUQDISHO laga Furay

Xarun Cusub oo Jimicsiga iyo Jir-dhiska ah oo MUQDISHO laga Furay

September 14, 2015 (Ceegaag) — Waxaa Maanta Degmada Hawlwadaag ee Muqdisho laga furay Xarunta Jir-dhiska iyo Jimicsiga ee NORAIN (Norain Gym and Physiotherapy Center), iyadoo Xaruntan ay fureen Dhakhaatiir Soomaali…

Ciidamada Jabuuti ee AMISOM oo Dib-u-dhisaya Garoonka Magaalada Buulo-burte

Ciidamada Jabuuti ee AMISOM oo Dib-u-dhisaya Garoonka Magaalada Buulo-burte

September 14, 2015 (Ceegaag) — Ciidanka Jabuuti ka socda ee qaybta ka ah AMISOM ayaa sheegay inay dib u dhisayaan garoonka diyaaradaha degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, si loo Fududeeyo…

Saxiixayaasha Mooshinka Madaxweynaha oo soo dhoweeyay qorshaha Maareynta Mooshinka

Saxiixayaasha Mooshinka Madaxweynaha oo soo dhoweeyay qorshaha Maareynta Mooshinka

September 14 (Ceegaag)—Warsaxaafadeed ay soo saareen saxiixayaasha mooshinka laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa ay ku soo dhoweeyeen maareynta mooshinka laga keenay Madaxweynaha oo uu soo bandhigay guddoonka…

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga la bilaabayo qaban qaabada Doorashada 2016.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga la bilaabayo qaban qaabada Doorashada 2016.

Ceegaag Sep 13, 2015. Kismaayo:  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in bishan 20-keeda ay magaalada Muqdisho…

Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaabka loo maareynayo wadahadalka xalinta Mooshinka Madaxweynaha

Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaabka loo maareynayo wadahadalka xalinta Mooshinka Madaxweynaha

September 13 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa soo saaray war saxaafadeed ku saabsan qaabka loo galayo wadahadalka Mooshinka laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 12kii Agosto…

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Galmudug oo ku biiray Ahlusunna iyo CabdiWaal oo noqday taliyaha ciidamada Ahlu Sunna

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Galmudug oo ku biiray Ahlusunna iyo CabdiWaal oo noqday taliyaha ciidamada Ahlu Sunna

September 13 (Ceegaag)— Wararka ka imanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa taliyaha guud ee ciidamada Ahlusunna…

Gudoonka Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo Gacmaha Kawada Hadlay

Gudoonka Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo Gacmaha Kawada Hadlay

Kadib markii xildhibaano muxaafidiina oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ay keeneen in dadka rayidka ah lagu wareejiyo hanti dawldeed sida Hamaha shiidaalka Berbara oo ay ka horyimaadeen xildhibaanada…

Warbiixin ka soo baxday Shirkii Balicad ee Golayaasha Maamulka Khaatumo

Warbiixin ka soo baxday Shirkii Balicad ee Golayaasha Maamulka Khaatumo

Shika uga socday Golayaasha Maamulka Khaatumo magaalada Balicad ayaa soo gabogaboobay iyada oo ay soo saareen go’aamo Saxaafada loo Akhtiyay waatan ee Daawosho Wacan.. Ceegaag.com…