Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 17)

Masaajidka ugu weyn qaaradda Yurub oo maanta laga furay magaalada Moscow

Masaajidka ugu weyn qaaradda Yurub oo maanta laga furay magaalada Moscow

Masaajidkan oo laga hirgeliyay bartamaha Magaalada Moscow, ayaa noqonaya Masaajidka ugu weyn uguna dheer ee Masaajida ku yaala dalalka Yurub, sida uu sheegay Vladimir Putin, Madaxweynaha Ruushka. Madaxweynaha, ayaa maanta…

Fadliga tobanka Thul xijah iyo Acmaasha wanaagsan maalmahaa

Fadliga tobanka Thul xijah iyo Acmaasha wanaagsan maalmahaa

September 23 (Ceegaag)-maalmahaa fadliga badan waxaa ka mid ah tobanka thul xajah oo ay fadliga ay leedahay aayado quraan ah iyo axaadiista nabigeenii Muxamed SCW ay cadeeyeen: 1. Allaah wuxuu…

Malaayiin Muslimiin ah Xujey ah oo maanta taagan Buurta Carafo

Malaayiin Muslimiin ah Xujey ah oo maanta taagan Buurta Carafo

September 23 (Ceegaag)— Malaayiin qof oo Muslimiin Xujey ah oo ka kala tagay caalamka daafihiisa ayaa maanta taagan Buurta Carafo, si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee acmaasha xajka,…

Farmaajo oo Munaasabad soo dhaweyn ah loogu Sameeyay Wadanka Koonfur Afrika

Farmaajo oo Munaasabad soo dhaweyn ah loogu Sameeyay Wadanka Koonfur Afrika

September 23, 2015 (Ceegaag) — Munaasabad soo dhaweyn ah ayaa dalka Koonfur Afrika loogu Sameeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo; taasoo ay kasoo qaybgaleen qaybaha Bulshada, sida…

Muran ka taagan in Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame in mar saddexaad uu tartamo

Muran ka taagan in Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame in mar saddexaad uu tartamo

September 23 (Ceegaag)— Xisbiga ugu weyn ee Mucaaradka Rwanda ayaa ka soo hor-jeeda qorshaha Madaxweyne Paul Kagame ku doonayo in mar saddexaad uu isa soo sharaxo madaxtinimada, iyadoo laga cabsi…

Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha Nool ee Muqdisho oo laga dareemayo Qiimo kac dhanka xoolaha

Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha Nool ee Muqdisho oo laga dareemayo Qiimo kac dhanka xoolaha

September 23, 2015 (Ceegaag) — Xilli maalinkaliya ama wax ka yar ay naga xigto Ciiddul-Adxa oo ah ciidda ugu weyn labada ciidood ee Islaamka lana gowraco Xoolo fara badan ayaa…

Jawaari “Madaxda Maamul Goboleedyada waa in danta Guud ka shaqeeyaan”

Jawaari “Madaxda Maamul Goboleedyada waa in danta Guud ka shaqeeyaan”

September 22 (Ceegaag)— Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo shalay ka hadlayay shirkii wada tashiga ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay…

Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM oo Duqeymo ka Geystay Deegaan ku yaalla Gobolka Bay

Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM oo Duqeymo ka Geystay Deegaan ku yaalla Gobolka Bay

September 22, 2015 (Ceegaag) — Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM ayaa gellinkii dambe ee Shalay duqeeyay deegaanka Labaatan-jiroow oo 60-km u jira Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, sida ay sheegeen…

Khasaaraha Qaraxii Muqdisho oo kordhay iyo Ajaaniib ka mid noqotay dadkii ku dhintay

Khasaaraha Qaraxii Muqdisho oo kordhay iyo Ajaaniib ka mid noqotay dadkii ku dhintay

September 22 (Ceegaag)— Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay qaraxii shalay maqribkii ka dhacay banaanka hore ee Madaxtooyada, gaar ahaan koontaroolka ugu horeeya, iyadoo qaraxaas uu ahaa mid ismiidaamin loo adeegsaday…

War-murtiyeed laga soo saaray kulan saddex maalmood socday oo lagu qabtay Villa Soomaaliya

War-murtiyeed laga soo saaray kulan saddex maalmood socday oo lagu qabtay Villa Soomaaliya

Muqdisho 19-21-September 2015. Kulankaas oo ay isagu yimaadeen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Mudane Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar…

Canbe Maxamed Jamac oo u geeraaraya sidii Carays Ciise

Canbe Maxamed Jamac oo u geeraaraya sidii Carays Ciise

Abwaan  cusub ayaa kasoo baxay deegaanada maamulka Khaatumo, Abwaankan oo u geeraaraya sidii Carays Ciise Kaarshe, Abwaanka ayaa gabaygiisii ugu horeeyay ku weeraray maamulka Somaliland, iyo Dabaqoodhiyada kasoo jeeda dhalasho…

Madaxwaynaha Musataqbalka Soomaaliya Farmaajo oo si wayn loogu soo dhaweeyay Koonfur Afrika

Madaxwaynaha Musataqbalka Soomaaliya Farmaajo oo si wayn loogu soo dhaweeyay Koonfur Afrika

Weli sidaasoo kale masuul Soomaaliyeed loogumasoo dhaweyn Koonfur Afrika.. GUUL ?#?XISBIGA_TAYO? 522200 Views Taageerayaasha Mohamed Farmaajo Guddoomiyaha Xisbiga ?#?TAYO? ahaana RW/Hore ee Soomaaliya mudane ?#?Mohamed_Farmaajo? oo kumanaan qof kusoo dhaweeyeen…

Shirkii Wada tashiga Soomalida ee Muqdisho oo Burbur Qarka u saaran

Shirkii Wada tashiga Soomalida ee Muqdisho oo Burbur Qarka u saaran

Ceegaag Sept 20, 2015: Muqdisho. Wararka ka ag dhaw ee Ceegaag kasoo gaadhaya madasha shirka ayaa sheegaya in ay isasoo taraso is fahmiwaa ka dhashay habsami usocodka shirka kadib markii…

Safiirka Somalia ee Wadanka Koonfur Afrika oo loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah

Safiirka Somalia ee Wadanka Koonfur Afrika oo loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah

September 20, 2015 (Ceegaag) — Munaasabada soo dhaweyn ahayd ayaa loo sameeyay danjiraha cusub ee Somalia ay u magacowday Koonfur Afrika, Jamaal Maxamed Barroow, taasoo ay ka Qaybgaleen Jaaliyadda Soomaaliyeed…

War Deg-deg ah;Madaxweynaha Puntland Cabdweli Gaas oo isaga baxay shirka doorashada

War Deg-deg ah;Madaxweynaha Puntland Cabdweli Gaas oo isaga baxay shirka doorashada

September 20(Ceegaag)—Madaxweynaha Puntland Cabdweli Maxamed Cali ayaa isaga baxay shirka ka furmay shalay magaalada Muqdisho kaasoo ay ka soo qeyb galeen madaxda ugu sareysa dowlada federalka. maamul goboleedyada dalka ka…

Haweeney ka tirsanayd ciidamada Booliska oo lagu diley Muqdisho

Haweeney ka tirsanayd ciidamada Booliska oo lagu diley Muqdisho

September 20(Ceegaag)—Haweeney ka tirsanayd ciidamada Booliska isla markaana ka mid ahayd ganacsatada qudaarta ee suuqa Ansaloti magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu diley goobta ay ganacsiga ku lahayd. Casuuro Cali oo…

Tirada Ciidanka AMISOM ee lagu dilay Somalia Tan iyo Sannadkii 2009-kii oo Lasoo Bandhigay

Tirada Ciidanka AMISOM ee lagu dilay Somalia Tan iyo Sannadkii 2009-kii oo Lasoo Bandhigay

September 20, 2015 (Ceegaag) — Warbixin ay dhawaan soo saartay Hay’ad Fadhigeedu yahay Sweden oo lagu magacaabo, International Peace Research Institute (Sipri) ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM looga dilay…

Madaxweynaha oo furay Shirka wada tashiga doorashada sanadka 2016

Madaxweynaha oo furay Shirka wada tashiga doorashada sanadka 2016

September 20 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shirka wada tashiga hanaanka doorasho iyo aayaha siyaasada Soomaaliya ee sanadka 2016-ka, iyadoo shirkan ay ka soo qeyb galeen Madaxda…

Qaban qaabada shirka wada tashiga doorashada 2016 iyo aayaha Soomaaliya oo ka socda Muqdisho

Qaban qaabada shirka wada tashiga doorashada 2016 iyo aayaha Soomaaliya oo ka socda Muqdisho

September 19 (Ceegaag)— Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya qaban qaabada shirka wada tashiga hanaanka doorasho iyo aayaha siyaasadeed ee Soomaaliya sanadka 2016, iyadoo shirkan uu furmayo 20-ka bishan oo ku…

Dowladda Kenya oo Sheegtay Maanta in la xirayo Dhammaan Iskuullada ku yaalla

Dowladda Kenya oo Sheegtay Maanta in la xirayo Dhammaan Iskuullada ku yaalla

September 18, 2015 (Ceegaag) — Xukuumadda Kenya ayaa amar ku bixisay maanta in gabi ahaan Iskuullada ay Dowladdu Maamusho iyo kuwa Gaarka loo leeyahay ee ku yaalla Dalkeeda in la…