Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 14)

Turkiga oo looga dhawaaqay saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah, kadib qaraxyadii Ankara

Turkiga oo looga dhawaaqay saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah, kadib qaraxyadii Ankara

October 11 (Ceegaag)— Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah, kadib qaraxyadii shalay gil gilay magaalada Caasimadda ah ee Ankara, kaasoo lala beegsaday dad dhigayay…

FAAHFAAHIN: Qodobbadii looga hadlay Shirkii Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya laga keenay

FAAHFAAHIN: Qodobbadii looga hadlay Shirkii Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya laga keenay

Oktoobar 11, 2015 (Ceegaag) — Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa shirkii looga hadlayay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Somalia oo ka furmay Muqdisho, iyadoo ay hadallo kala duwan ka…

Col. Yaroow oo ka jawaabay Warbixin la xiriirta Toogashada oo kasoo baxday Midowga Yurub

Col. Yaroow oo ka jawaabay Warbixin la xiriirta Toogashada oo kasoo baxday Midowga Yurub

Oktoobar 11, 2015 (Ceegeeg) — Guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida ee Somalia, Col. Liibaan Cali Yaroow ayaa ka jawaabay warbixintii Midowga Yurub kasoo baxday ee la xiriirtay dilalka…

Hogaamiyo dhaqameedo gaadhay Qoriley si ay u xaliyaan Colaada dhextaala dadka deganadaa

Hogaamiyo dhaqameedo gaadhay Qoriley si ay u xaliyaan Colaada dhextaala dadka deganadaa

Ceegaag: Oct 10, 2015 Ceegaag. Wararka nagasoo gaadhaya deegaanada gobolka Sool siiba Qoriley  ayaa sheegaya in isimo u badan beesha daarood oo kakala yimid Khaatumo, Maakhirland, Jubaland, Pubtland iyo deegaanada…

Xulka Soomaaliya oo looga adkaaday ciyaar ay Addis Ababa kula yeelatay dhiggooda dalka Niger

Xulka Soomaaliya oo looga adkaaday ciyaar ay Addis Ababa kula yeelatay dhiggooda dalka Niger

Oktoobar 10, 2015 (Ceegaag) — Xulka Qaranka Somalia ayaa looga adkaaday ciyaar ka tirsanayd is-reeb-reebka koobka Adduunka ee sannadka 2018-ka ka dhacaysa Ruushka oo ay maanta magaalada Addis Ababa kula…

Midowga Yurub oo ka dalbatay dowladda Federaalka inay joojiso xukunada dilka ah

Midowga Yurub oo ka dalbatay dowladda Federaalka inay joojiso xukunada dilka ah

October 10 (Ceegaag)— Midowga Yurub ayaa sheegtay in aysan marnaba raalli ka aheyn xukunada dilka ee ay fuliso dowladda Federaalka, taasoo lagu tilmaamay inay ka dhigan tahay xagudub xuquuqdaha aadanaha.…

Join to Re-Elect Abdi Ibrahim for Randolph School Commetee

Join to Re-Elect Abdi Ibrahim for Randolph School Commetee

Please join us fundraising for Committee to Elect Abdi Inrahim the date and time is Sunday 11, 2015, 5 to 6:30pm At 31 Heath St. 2floor Boston, MA 02130 617-676-7833…

Dowlada Kenya oo diiday in muranka badda ee Soomaaliya lagu xalliyo Maxkamada Caalamiga

Dowlada Kenya oo diiday in muranka badda ee Soomaaliya lagu xalliyo Maxkamada Caalamiga

October 8 (Ceegaag)—Dowlada Kenya ayaa si rasmi ah u diiday muranka dhinaca badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya kaas oo ay hore August 28keedii 2014 Soomaaliya Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda…

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ergay cusub u soo Magacowday Arrimaha Somalia iyo AMISOM

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ergay cusub u soo Magacowday Arrimaha Somalia iyo AMISOM

Oktoobar 08, 2015 (Ceegaag) — Guddoomiyaha guddiga ururka Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa maanta u magacowday wakiilka arrimaha Soomaaliya ee Midowga Afrika iyo howlgalka AMISOM, danjire Francisco Caetano Jose…

Goodax “Marna kama qeyb galeyno wada hadalada Mooshinka aan ka keennay Madaxweynaha”

Goodax “Marna kama qeyb galeyno wada hadalada Mooshinka aan ka keennay Madaxweynaha”

October 7 (Ceegaag)— Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in aysan marnaba ka qeyb geli doonin kulanka looga xaajoonayo mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, kaasoo maanta uu ku…

Wariyeyaashii Telefishinka Universal oo dib u helay xoriyadooda

Wariyeyaashii Telefishinka Universal oo dib u helay xoriyadooda

October 7 (Ceegaag)— Wariyeyaashii Telefishinka Universal ayaa goor dhow la sii daayay, kadib markii muddo lix maalmood ay ku xirnaayeen xabsiga Ciidamada Nabadsugida. Sida ay sheegayaan wararka sii deynta Wariyeyaashan…

SH. CALI DHEERE: Ciidamada Britain haddii ay Somalia yimaadaan waan la Dagaallamaynaa

SH. CALI DHEERE: Ciidamada Britain haddii ay Somalia yimaadaan waan la Dagaallamaynaa

Oktoobar 07, 2015 (Ceegaag) —Al-shabaab ayaa sheegtay inay la dagaalami doonto ciidamada Britain ay u soo dirayso Somalia, kuwaasoo tababari doona ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya. RW Brtain, David…

Taliyaha Ciidanka X.D.S oo kormeer ku sameeyey Hoggaamada kala duwan ee Ciidanka.

Taliyaha Ciidanka X.D.S oo kormeer ku sameeyey Hoggaamada kala duwan ee Ciidanka.

October 7 (Ceegaag)—Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur-geliyo xaaladda Ciidanka Xoogga dalka ku sameeyey hoggaamada kala duwan ee Ciidamadda iyo…

Barnaamij ka Heesaha Hirgalay ee madasha 60ka oo ay Bishan ku guulaysatay Maakhirland

Barnaamij ka Heesaha Hirgalay ee madasha 60ka oo ay Bishan ku guulaysatay Maakhirland

Ceegaag Oct 07, 2015: Boston..Barnaamij Bile ah oo lagaga nasto falanqaynta siyaasada Soomaaliya ayaa waxa uu ka bilowday Bishii hore Madhasha 60ka, waxaana judhiiba ku guulaystay fanaaniintii ka socotay Maamulka…

Warsaxaafadeed

Warsaxaafadeed

SOSCENSA waa Dalladda matasha Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee Soomaaliya, xiriir wadashaqeyneedna uu kala dhexeeyo qeybaha kale ee bulshada Rayidka dalka. SOSCENSA waxay si toos ah u meteshaa; dalladaha bulshada…

Kulanka wadaxaajoodka Mooshinka oo berrito ka furmaya Muqdisho

Kulanka wadaxaajoodka Mooshinka oo berrito ka furmaya Muqdisho

October 6 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay in maalinta berito ah uu furmi doono wada xajood lagu xalinayo qodabadii ku xusna mooshinkii…

Wasaaradda A. Gudaha oo sheegtay in dhowaan la dhisayo Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Wasaaradda A. Gudaha oo sheegtay in dhowaan la dhisayo Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

October 6 (Ceegaag)— Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhowaan la guda geli doono howlaha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, kaasoo horay…

Safiirka Britain Soomaaliya oo sheegtay in ciidamada Britain ee la keenayo dalka aysan ahayn ciidamo la dagaalamaya Alshabaab

Safiirka Britain Soomaaliya oo sheegtay in ciidamada Britain ee la keenayo dalka aysan ahayn ciidamo la dagaalamaya Alshabaab

October 6 (Ceegaag)—Safiirka Britain ee Soomaaliya Danjire Harriet Mathews oo shir jaraa’id saxaafadda ugu qabatay xarunta safaaradda ay ku leedahay Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ayay kaga hadashay qorshaha UK…

Erdogan oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka France

Erdogan oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka France

Oktoobar 05, 2015 (Ceegaag) -Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan oo booqasho ku tagay dalka France Axadii shalay ayaa kulan balaaran la yeeshay Jaaliyadda Turkida ee dalalka France, Belguim iyo Germany. Dad…

Webiga Shabeelle oo laga cabsi-qabo inuu ku fataho Degmada Jowhar ee Shabeellada Dhexe

Webiga Shabeelle oo laga cabsi-qabo inuu ku fataho Degmada Jowhar ee Shabeellada Dhexe

Oktoobar 05, 2015 (Ceegaag) — Waxaa soo baxaya cabsi weyn oo laga qabo in webiga shabeelle uu ku fataho degmada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeellada Dhexe, iyadoo ay ka…