Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2014 » September (Page 3)

UN JOINS SOMALI FA TO ENCOURAGE PEACE THROUGH FOOTBALL

UN JOINS SOMALI FA TO ENCOURAGE PEACE THROUGH FOOTBALL

Mogadishu- Somali Football Federation and the United Nations Office in Somalia (UNSOM) have jointly organized a football for peace event as an observation for the international day of peace. The…

Somalia: Al-shabaab fighters are planning revenge against U.S. Assets in the region

Somalia: Al-shabaab fighters are planning revenge against U.S. Assets in the region

Mogadishu (HAN) September 7, 2014 – Defense and national security news. Somali Chief of National Security Intelligence sacked for ineffectiveness, according to Geeska Afrika Online security correspondance in Mogadishu. The U.S. has…

Gudoomiyaha Xisbiga TAYO oo ka hadlay Dilkii Madaxa Argagixisada Soomaaliya Godane

Gudoomiyaha Xisbiga TAYO oo ka hadlay Dilkii Madaxa Argagixisada Soomaaliya Godane

iyo Fursada dawlada uga banaanatay inay hanato dhalinta lamajaro habaabiyay. Dhagayso Waraysigii RW Farmaajo ceegaag.com  …

Hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya oo soo bandhigay Basaabooro lagu soo sameeyay Dhulka Falastiin ee Sahnuuniyadu ka arimiyaan

Hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya oo soo bandhigay Basaabooro lagu soo sameeyay Dhulka Falastiin ee Sahnuuniyadu ka arimiyaan

ceegaag.com…

Sareeye Guute Axmed Saleebaan Dafle Siilanyo iyo Awoowgii Ingiriiska ayay u shaqeen jireen

Sareeye Guute Axmed Saleebaan Dafle Siilanyo iyo Awoowgii Ingiriiska ayay u shaqeen jireen

Ku Mudahaaraad Madaxwaynaha, Mise La Munaaqishood? W/Q: Axmed-Assad

Ku Mudahaaraad Madaxwaynaha, Mise La Munaaqishood? W/Q: Axmed-Assad

Marka madaxda wadanka wax laga tabanayo waxaa waajib ah in loo caddeeyo wixii khaladaad ah ee jirra iyadoo aan lagu xad-gudbayn hab-maamuuseedka kursiga ay ku fadhiyaan. Haddaba, waxaa dhawaan inoogu…

Falanqaynta “Hees Shaki Mudan Iyo Cabdi Good”, W/Q: Axmed-Assad

Falanqaynta “Hees Shaki Mudan Iyo Cabdi Good”,  W/Q: Axmed-Assad

Waxaan dhawaan Tv-ga ka daawaday suugaan-yahanka  Cabdi Good oo naqdinaya beyd ka mid ah hees uu ku sheegay, “hees shaki mudan”.  Haddaba, marka hore intaynaan dulucda heestan u gudo gallin, waxaan marka…

Ilko Dheeridaa Ma Kuwaad Ku Dhalataa? W/Q: Axmed-Assad

Ilko Dheeridaa Ma Kuwaad Ku Dhalataa?  W/Q: Axmed-Assad

Makhaayadii bay soo fariisteen maamulihii dugsiga iyo macaliimiintiisii uu casuumay oo tiradoodu sideed ahayd. Waa goor fiid ah oo ay makhaayada il-yartu is qatay, sheekada iyo bullaanka baxayana ay koox…

Xaflad loogu dabaaldagayay Doorashada madaxda Khaatumo oo lagu qabtay Magaalada Antwerp ee dalka Belgium.

Xaflad loogu dabaaldagayay Doorashada madaxda Khaatumo oo lagu qabtay Magaalada Antwerp ee dalka Belgium.

Waxaa magaalada Antwerp ee wadanka Belgium ka dhacay xaflad lagu taageerayay doorashada madaxda cusub ee Khaatumo State, laguna cambaareenayay duulaankii qaawanaa ee maamulka Somaliland kusoo qaadey magaalada Saaxdheer. Xafladan oo…

Warbaahinta Mareykanka oo lagu soo bandhigay sidii loo dilay hogaamiyihii Alshabaab Ahmed Abdi Godane.

Warbaahinta Mareykanka oo lagu soo bandhigay sidii loo dilay hogaamiyihii Alshabaab Ahmed Abdi Godane.

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay qaabkii uu u dhacay weerarkii lagu dilay hogaamiyihii Alshabaab Ahmed Godane oo talaadadii lasoo dhaafey diyaaradaha aan la wadin ee loo…

Daawo Tahniyadihii iyo Salaamihii reer Boston ku soo dhaweeyeen Madaxda Maamulka cusub ee Khaatumo

Daawo Tahniyadihii iyo Salaamihii reer Boston ku soo dhaweeyeen Madaxda Maamulka cusub ee Khaatumo

Ceegaag.com…

Ciidamada Dowladda oo la Wareegay Ceel-Garas

Ciidamada Dowladda oo la Wareegay Ceel-Garas

Cidiamada dowladda iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa shalay gelinkii dambe la wareegay degaanka Ceel Garas ee gobolka Galguduud halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Afhayeenka ciidamada dowladda…

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo la dardaarmay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada dhexe

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo la dardaarmay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada dhexe

kulankan, ayaa ahaa mid dardaaran loogu jeedinayey guddiga farsamo ee ay Xukuumadda Soomaaliya u xil saartay maamul u sameynta gobollada dhexe ee Soomaaliya, iyadoo guddiga ay si rasmi ah u…

Axmed Madowbe oo u Dhoofay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya (DAAWO SAWIRRADA)

Axmed Madowbe oo u Dhoofay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya (DAAWO SAWIRRADA)

Ceegaag Online Xafiiska Wararka Kismaayo-Somalia…

Madaxweynaha Soomaaliya oo xaqiijiyey dilka Axmed Godane

Madaxweynaha Soomaaliya oo xaqiijiyey dilka Axmed Godane

  Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hoggaamiyihii Al-Shabaab, Axmed Cabdi Godane lagu dilay weerar Isniinta ay diyaaradaha aan duuliyuhu wadin ee Mareykanku ka fuliyeen xero tababar oo…

TOP NEWS:- Dowladda Maraykanka oo xaqiijiyey Geerida Hoggaamiyihii Ururka Al-shabaab Axmed Godane

TOP NEWS:- Dowladda Maraykanka oo xaqiijiyey Geerida Hoggaamiyihii Ururka Al-shabaab Axmed Godane

Wasaaradda Gaashaan-dhigga ee dalka Maraykanka (Pentagon-ka) ayaa shaacisay in la xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii Ururka al-Shabaab Axmed Cabdi Godane (Sheekh Mukhtaar Abu-Zubeyr), oo ku dhintay duqeyn ay Isniintii lasoo dhaafay diyaaradaha…

War murtiyeed laga soo saarey Shirkii Hiil Khaatumo.

War murtiyeed laga soo saarey Shirkii Hiil Khaatumo.

Waxaa qabsoomey shir balaadhan oo qadka Telefoonka ah oo ay kasoo qayb galeen dadweyne Soomaaliyeed oo gaadhaya ilaa 500 kana soo galay khadka Lix-da qaaradood ee Aduunka. Shirku waxa uu…

Danjire Nick Kay iyo Coll Barre Hiiraale oo maanta Kulan kuwada Qaatay Xarunta AMISOM ee Moqdisho

Danjire Nick Kay iyo Coll Barre Hiiraale oo maanta Kulan kuwada Qaatay Xarunta AMISOM ee Moqdisho

Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa kula kulmay Muqdisho Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo dhawaan loo soo Masaafuriyay  Muqdisho. Kulankan ayay labadan mas’uul uga hadlay arrimaha Jubbooyinka…

Daawo: Xildhibaan C/rashadiid Xidig oo Tabco Siyaasadeed ku dhuftay Faysal Cali Waraabe

Daawo: Xildhibaan C/rashadiid Xidig oo Tabco Siyaasadeed ku dhuftay Faysal Cali Waraabe

Xildhibaan C/rashadiid Xidig oo kamida mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaflad soo dhawayn ah oo Minnesota loogu sameeyay ugu hanjabay Maamulka Somalinad isaga oo yidhi hadii aysan ka waantoobin duulaamada ay…

SOMSAT.tv: Daawo Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen doorashada madaxda maamulka Khaatumo Qaybtii Qudbadaha

SOMSAT.tv: Daawo Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen doorashada madaxda maamulka Khaatumo Qaybtii Qudbadaha

Daawo Dayaan, SOMSAT.tv ceegaag.com  …

Page 3 of 41234