Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2014 » September (Page 2)

Abwaan si daacada u sifeeyay Soomaalida

Abwaan si daacada u sifeeyay Soomaalida

Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi iyo Soomaalida   Post by Abdirashid Jire.…

Garaadka Guud ee Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku eedeeyay Dawlada Dhexe Faragalin daakhiliya

Garaadka Guud ee Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku eedeeyay Dawlada Dhexe Faragalin daakhiliya

Garaadka Guud ee deegaanada Khaatumo iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ee maamulka Khaatumo ayaa ugu baaqay dawlada dhexe ee Soomaaliya in la ixtiraamo dawlad wadaaga iyo in dadku soo doortaan Xildhibaanadooda u…

Labadii Urur ee Indhoolayaasha ee ka jiray Caasimada Muqdisho oo Midoobay

Labadii Urur ee Indhoolayaasha ee ka jiray Caasimada Muqdisho oo Midoobay

Maanta oo aytaariikhdu ku beegantahay 18/09/2014ka ayaa waxaa hal urur ku midoobay labadii urur ee kala ahaa ururkii midowga indhoolayaasha soomaaliyeed iyo  ururka indhoolayaasha soomaaliyeed  kuwaas oowada qaatay magaca SOMALI…

Daawo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray qayb lagu baranaya farsamada gacanta oo lagu daray Iskuulka Maxamuud Mire

Daawo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray qayb lagu baranaya farsamada gacanta oo lagu daray Iskuulka Maxamuud Mire

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xassan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xariga kajaray  Iskuulka Maxamud Mire ee kuyaala degmada Waaberi  kadib markii dayactir lagu sameeyay kaasoo ka mid…

Gudoomiyaha Gobolka Sool Ahna duqa caasimada ku meel gaadhka ahayd ee Khaatumo oo shir jaraa’id qabtay

Gudoomiyaha Gobolka Sool Ahna duqa caasimada ku meel gaadhka ahayd ee Khaatumo oo shir jaraa’id qabtay

Gudoomiyaha Gobolka Sool Ahna duqa caasimada khaatumo ee taleex oo shir jaraaid ku qabtay magaalada taleex kaga hadlay arimo badan oo ay kamid tahay waxyaabaha u qabsoomay iyo u diyaar…

Reer Garbahaarey oo ka shiraya Aayaha Gobolkooda iyo waftigii ugu horeeyay oo gaadhay

Reer Garbahaarey oo ka shiraya Aayaha Gobolkooda iyo waftigii ugu horeeyay oo gaadhay

Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo waxaa maanta gaaray wafdi ka kooban salaadiin iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka, kuwaas oo ka qeyb galaya shirweyne wadatashi ah oo yeelanayaan bulshada ku…

Gabadh waydiisay RW Cabdiwali Su’aal ah waxa uu uga hadli la’yahay Khaatumo

Gabadh waydiisay RW Cabdiwali Su’aal ah waxa uu uga hadli la’yahay Khaatumo

Raysalwasaare Cabdi wali Sheekh ayaa ka meermeerastay in badan inuu ka hadlo arimaha Khaatumo balse Gabadh ayaa su’aashay waxa ay dawladiisu ka aaminsan tahay Khaatumo Jawaabtii Waa tan. Daawo Ceegaag.com…

Canab Xasan Cilmi: “Maanta cadowgii waa jabay, waxaynu taaganahay astaantii Soomaaliya

Canab Xasan Cilmi: “Maanta cadowgii waa jabay, waxaynu taaganahay astaantii Soomaaliya

Kumanaan ruux oo isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon ayaa waxaa khudbad qiiro iyo wadaniyad xambaarsan waxaa u jeedisay Guddoomiye K/Xigeenka ururka Haweenka Qaranka Canab Xasan Cilmi, waxayna ku ammaantay…

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo

Kismaayo 16 september 2014-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha dib u heshiisiinta gobollada Jubbooyinka ee magaalada Kismaayo. Shirweynaha waxaa goob joog ka ahaa xubno…

Gabaygi abwaan Guuleed Cali Jookh ee shirkii Guuleed ee ka dhacay degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag

Gabaygi abwaan Guuleed Cali Jookh ee shirkii Guuleed ee ka dhacay degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag

Daawo: Warbixin Perth Australia oo si aada looga Taageero Khaatumo State Of Somalia

Daawo: Warbixin Perth Australia oo si aada looga Taageero Khaatumo State Of Somalia

  Ceegaagcom…

Taageeradii ugu waynayd Oo Minneapolis Loogu qabtay Madaxda Khaatumo, Pro Cali Khaliif oo ka hadlay

Taageeradii ugu waynayd Oo Minneapolis Loogu qabtay Madaxda Khaatumo, Pro Cali Khaliif oo ka hadlay

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesato ee dalka Maraykanka waxaa ka dhacday xaflad balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen kumaanaan qof oo Soomaaliyeed, kuwaasoo soo buux dhaafiyey Convetion-ka weyn ee bartamaha…

Akhri Jilabada ay kasoo Jeedaan Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Khaatumo

Akhri Jilabada ay kasoo Jeedaan Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Khaatumo

Akhri Jilibada ay kasoo jeedaan  Golaha Wasiirada ee Maamulka Khaatumo State!   Faarax Cade Faarax ( Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada, Baho-Nugaaleed, Hayaag) Maxamed Cali Cartan Wasiirka Wasarada Arimaha dastuurka iyo…

Fartaag oo dib ugu soo laabtay Kismaayo kana warbixiyay shirka dib u heshiisiinta

Fartaag oo dib ugu soo laabtay Kismaayo kana warbixiyay shirka dib u heshiisiinta

Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee maamulka Jubba C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo iyadoo ay si diiran garoonka Kismaayo ugu soo…

Jaamacadda Muqdisho oo soo gabagabaysay todobaadka dhaqanka

Jaamacadda Muqdisho oo soo gabagabaysay todobaadka dhaqanka

Waxaa sanad walba ardayda cusub ee kusoo biiraysa Jaamacadda Muqdisho loo qabtaa todobaadka dhaqanka si ardada ay iga dhaxdooda isu bartaan kuna soo bandhigaan hal abuurkooda laguna siiyo casharo kusaabsan…

Shacabka reer Khaatumood oo bilaabay ka feejignaanta dabogurka beelaha hareeraha ka degan. (pland iyo sland))

Waxaa maanta oo jimce ah baaq muhiima soo gaadhsiiyay warbaahinta Ceegaag Beesha Maxamed Garaad ” Bahararsame ” kaas oo ku wajahan Rag beeshan u dhashay oo Garoowe ku sugan inaysan metelin…

History Of Jubaland (Aden Ugaas Baqow)

History Of Jubaland (Aden Ugaas Baqow)

Ceegaag.com…

Tahniyad Dhalsho: Ahmed Siciid Tukale Iyo Hodan Sheekh Cosmaan Ay Gabar Ugu Dhalatay Magaala Madaxda Edmoton ee Gobolka Alberta

Tahniyad Dhalsho: Ahmed Siciid Tukale Iyo Hodan Sheekh Cosmaan Ay Gabar Ugu Dhalatay Magaala Madaxda Edmoton ee Gobolka Alberta

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh 1.      Hoyo Halima Iman Mohamed 2.      Habaryar Ubax Islaw Mohamed 3.      Habaryar Zubeida Islaw Mahadale 4.      Hoyo Batulo Cumar 5.      Mahdi Said Tukale 6.      Naima Said Tukale 7.      Ayan Said Tukale 8.      Habiba Sheikh…

DHAGAYSO:- Wafdi UN ah oo kismaayo Soo garay iyo Kulamo ay la qaateen ciidamadii la soo xareyay

DHAGAYSO:- Wafdi UN ah oo kismaayo Soo garay iyo Kulamo ay la qaateen ciidamadii la soo xareyay

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA Ceegaag Online  Kismaayo-Somalia…

Warmurtiyeed ay Waxgaradka reer Ceegaag ku beeninayaan war kusoo baxay HC.tv 09/06/2014

Warmurtiyeed ay Waxgaradka reer Ceegaag ku beeninayaan war kusoo baxay HC.tv 09/06/2014

Xiidhiidh ay nala soo sameeyeen waxgaradka iyo cuqaasha degmada Ceegaag ayaa ku tilmaamay wax la’la yaabo warar been abuur ah oo uu faafiyay Telefishanka Home Cable tv kaa soo sheegay…

Page 2 of 41234