Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by admin (Page 61)
Stories written by admin

Musharaxa Madaxwaynenimo ee Xisbi mucaaradeedka Somaliland UCID oo lagu waraystay Madasha 60ka

Musharaxa Madaxwaynenimo ee Xisbi mucaaradeedka Somaliland UCID oo lagu waraystay Madasha 60ka

Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in ay had iyo goor Soomaalidu Geelakala dhacdo balse lala baxsado balse ay layaab ku noqotay in xisbi taladiisa la dhaco hadana laysku dayo in…

The Garowe Agreement : A threat to Unity Peace and Stability

The Garowe Agreement : A threat to Unity Peace and Stability

Letter of Protest To:      HE Hassan Sheikh Mohamoud, President of FGS             HE Mohamed Osman, Speaker of Parliament HE Aydid Abdillahi Ilka Xanaf, Chief Justice of the Supreme Court…

Xasan Xanafi oo ugu danbayn cadaalada la horgeeyay

Xasan Xanafi oo ugu danbayn cadaalada la horgeeyay

Warhada nagasoo gaadhay Iskuul Boliisiyo ayaa sheegaya in cadaalada lahor geeyay dilaagii wariyayaasha Soomaaliyeed. Shabakadan Ceegaag ayaa lasoo gaadhsiiyay sawiro Hordhac ah waana kan ee Daawasho wanagsan. Ceegaag.com…

Madaxwayne Geellaha Jabuuti oo u dabaaldagaya Gushii Doorashada 4aad ee uu ku shubtay

Madaxwayne Geellaha Jabuuti oo u dabaaldagaya Gushii Doorashada 4aad ee uu ku shubtay

Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii uu dhowaan ku guulaystay Doorashada dalkaasi waxaa loo qabtay munaasibad loogu dabaal dagayey. Madaxwaynaha ayaa koox u badan Ciidamo kasoo dhex muuqday Isagoo…

Madaxweynaha: ‘’Si aan horey ugu dhaqaaqno waa inaan isku tanaasulnaa, kana shaqeynaa dhismaha Soomaaliya oo horumarsan’’

Madaxweynaha: ‘’Si aan horey ugu dhaqaaqno waa inaan isku tanaasulnaa, kana shaqeynaa dhismaha Soomaaliya oo horumarsan’’

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha, khudbad uu madasha ka jeediyay ayaa…

Garaadka guud ee reer Khaatumo oo laga waraystay xaalada deegaanadaa

Garaadka guud ee reer Khaatumo oo laga waraystay xaalada deegaanadaa

Garaad Jaamac Garaad Cali oo siiyay waraysi warbaahinta Widhwidh online ayaa sheegay in shirkii Garoowe uusan qusayn deegaanada Khaatumo sidoo kalena ku eedeeyay in uu maamulka Puntland aysan wax cadaalada…

Raggii ka dambeeyay dilkii Hindiyo Xaaji oo shalay la toogtay

Raggii ka dambeeyay dilkii Hindiyo Xaaji oo shalay la toogtay

Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labadii nin ee ka dambeysay dilka Allaha u naxariistee Marxuum Hindiyo Xaaji Maxamed, kuwaasi oo…

Ciidamada Dawlada Dhexe oo isk balaadhiyay Degmada Ceelbuur

Ciidamada Dawlada Dhexe oo isk balaadhiyay Degmada Ceelbuur

Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howgallo ay ka sameeyeen degaanno hoos yimaada degmada Ceel buur kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab ayna ku dileen 7 ka tirsan Shabaab, iyagoo iminka ku guda…

Shirkii Hiiraan & Sh/dhexe oo dib u furmaya”Odowaa”

Shirkii Hiiraan & Sh/dhexe oo dib u furmaya”Odowaa”

Wasiirka arimaha gudaha dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in maalinta berri ah uu Jowhar ka furmi doono shirka wajiga labaad ee maamul usameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe, xilli…

Maamulka Khaatumo oo xidhiidhka u jaray Dawlada Xasan Sheekh Maxamuud

Maamulka Khaatumo oo xidhiidhka u jaray Dawlada Xasan Sheekh Maxamuud

Shir Jaraaid oo ay maamulka Khaatumo ku qabatay magaalada Buuhoodle ayay si toos ah xidhiidhka ugu jareen dawlada xasan sheekh maxamuud ee uu hogaa miya raysalwasaare Cumar Cabdirashiid kadibmarkii gabi…

Tahniyad Aroos: Maxamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Xamda Cabdirisaaq Xaaji Cali

Tahniyad Aroos: Maxamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Xamda Cabdirisaaq Xaaji Cali

Bahda Ceegaag Online waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Maxamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Xamda Cabdirisaaq Xaaji Cali, oo arooskoodu ka dhacay magaalada Edmonton, Alberta, Canada, xalay…

Guarantor: Guarantor: Guarantor: Itoobiya oo ka ah heshiiska ay Puntland ku ogolaatay nidaamka 4.5 si loo hoos geeyo masiir siyaasadeedka reer Khaatumo.

Guarantor: Guarantor: Guarantor: Itoobiya oo ka ah heshiiska ay Puntland ku ogolaatay nidaamka 4.5 si loo hoos geeyo masiir siyaasadeedka reer Khaatumo.

Waxa cadaatay in ay Puntland ugu dhaganay diidmadeeda 4.5 in ay ahayd uun in la hoos geeyo masiirka shacabka deeganada Khaatumo State of Somalia, taana waxaa u damaano qaaday Itoobiya….Adiguba…

Waftiga abaaraha Soomaaliya oo gaadhay caasimada Labaad ee Hargaysa

Waftiga abaaraha Soomaaliya oo gaadhay caasimada Labaad ee Hargaysa

Wafdi Kasocda Gudida Abaaraha ee Dawlada Dhexe ee Soomaaliya ayaa Maanta Soo gaadhay Magaalada Hargaysa Iyagoona Sida Deeq lacageed oo ay dawlada Dhexe ugu Talagashay Maamulka Somaliland dadka Kunool ee…

Waa Kuma Ninka Duubay Codadkii Dhawaan laga baahiyey Madaxweynaha Khaatumo…

Waa Kuma Ninka Duubay Codadkii Dhawaan laga baahiyey Madaxweynaha Khaatumo…

Waxa buuxdhaafiyey Emailada iyo facebookyada warbaahinta xalaasha ah ee Khatumo weydiimo fara badan oo dadku ku doonayaan inay ogaadaan cod laga duubay shir lagaga tashanayey cadowga dhulkeena haysta ee Somaliland,…

DUFCADII 15aad OO KA QALIN JABISAY JAAMACADDA MUQDISHO

DUFCADII 15aad OO KA QALIN JABISAY JAAMACADDA MUQDISHO

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed sida: bahda waxbarashada,ganacsatada,isgaarsiinta,waalidiin,maamulka ,macalimiinta,iyo ardayda jaamacadda muqdisho ayaa lagau qabtay hoteelka shaamow…

Maamulka Khaatumo oo Salaad roobdoon ah oo barito ugu baaqay dhamaan deegaanada uu kataliyo siiba Laascaanood

Maamulka Khaatumo oo Salaad roobdoon ah oo barito ugu baaqay dhamaan deegaanada uu kataliyo siiba Laascaanood

Magaalada Laascaanood oo ah caasimada maamulka Khaatumo balse ay gacanta ku hayso maamulka Somaliland ayaa markii u horaysay laga fulinayaa go’aan kasoo baxay maamulkaasi hadaba naladaaw Daldoon oo arintaa soo…

Xasan Xanafi oo ka hadlay sidii loosoo qabtay iyo meesha lagasoo qabtay

Xasan Xanafi oo ka hadlay sidii loosoo qabtay iyo meesha lagasoo qabtay

Dilaaga wariyayaasha Soomaaliyeed ayaa hadal uu saxaafada ugu talo galay kasoo diray xabsiga uu ku sugayo daldalaada isaga oo ka hadlay sidii lagu soo qabtay waatana ee dhagaysi wanaagsan. Ceegaag.com…

Soo dhowaynta Baresare Cabdisalaan Xuseen (Tungub) ee Boston

Soo dhowaynta Baresare Cabdisalaan Xuseen (Tungub) ee Boston

Ceegaag. Axad, Maarso 27, 2016 ayaa xarunta SDC (Somali Development Center) ee magaalada Boston waxaa xaflad soo dhowayn ah loogu qabtay Baresare Cabdisalaan Maxamed Xuseen (Tungub), aasaasaha iyo guddoomiyaha Dalladda Waxbarashada…

Waxgaradka Degmada Horufadhi oo ka Hadlay Xaalada Nabad Galiyada ee Deegaankaasi

Waxgaradka Degmada Horufadhi oo ka Hadlay Xaalada Nabad Galiyada ee Deegaankaasi

Reer  Horufadhi oo ka biyo diiday joogitaanka deegaanada Khaatumo ee ay iskusoo fidinayaan Maamulka Somaliland tasoo keeni doonta nabadgalyo xumo hadii aysan ka bixin Deegaaanada ay qabsadeen iyaga oo caloosha…

Khilaafkii Masuuliyyiinta Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland oo gaadhay Xaraarada meeshii u saraysay

Khilaafkii Masuuliyyiinta Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland oo gaadhay Xaraarada meeshii u saraysay

Musharaxa madaxwaynenimo ee xisbi mucaaradeedka reer Somalinad UCID Jamaal Xuseen ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha xisbigiisa inuu u shaqaynayo xisbiga talada haya ee Kulmiye halka uu gudoomihuna is dhago mariyay musharaxnimada…