Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho, Diseembar 10, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ee Soomaaliya. Danjiraha dalka Turkiga Mudane…
Ka dib markii la waayay dhicii ba’naa ee lagu hayay hantida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo ifbaxayay dadka dawlad diidka ah ee Soomaaliya bililiqaystay in ay isku dayayaan in carqaladeeyaan…
Muqdisho, December 09, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka Qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu…
Musharaxa oo isaga kasoo jeeda deegaanada ka maqan Puntland ee ay Somaliland gacanta kaga dhigtay ayaa ah mid isagu ugu cadcad tartamayaasha u tartamaya qabashada jagada Madaxwaynenimo ee Dawlada Puntland.…
After seeing a remarkable video of an Emmanuel College basketball player, the Harlem Globetrotters decided to pay her a visit and show their support. Jamad Fiin is a Somali basketball…
Waxaa Soo gaadhay shabakadan Ceegaag warnaxdin leh oo sheegayay inuu geeryooday halgamaagii waynaa ee Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale. Waxaan Ilaahau uga baryanaa inuu naxariista Jano ka waraabiyo Samir iyo…
Iyada uu uu wali halganku halkiisii yahay ayaa Hogaamiyayaasha Halganka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ay maanta gaadheen magaalada Jigjiga arintan oo sitoos ah usoo afmeertay Qori ku raadintii Xornimada Agaaden…
Marka laga reebo kililka ay tigreegu ka sameesteen Goondher oo ah xaruntooda tasoo ay geesteen dhamaan dhaxalkii wadanka Itoobiya ka dib markii ay yiqiinsadeen inay xukunka farahooda kasii baxayo ayaa…
Nairobi, Nofeembar 25, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka…
1. At the invitation of His Excellency Yoweri Kaguta Museveni, President of the Republic of Uganda, His Excellency Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo, President of the Federal Republic of Somalia paid…
Xaruntan ayaa waxaa dhistay Hay’adda Deniz Feneri Dernegi isla markaana ay fulisey NOG ga HADWA ayaa Waxaa wax ka badan doona arday ku dhaw 800 oo arday , kuwaa oo…
Muqdisho, Nofeembar 24, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka…
Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo ah xubin ka tirsan golaha dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynata Ogaadeeniya ayaa Madasha 60ka oo aalaaba lagu falanqeeyo arimaha siyaasadeed ee Soomaaliya lagaga waraystay meesha…
Xaaji Maxamed Yaasiin oo ah nin isagu leh khibrad siyaasadeed oo ku qotonta waayo aragnimo uu in badan usoo joogay dhacdooyin badan oo soo maray Soomaaliya guud ahaan gaar ahaanda…
Musharaxa Madaxwaynenimo ee dawlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa lagu waraystay madasha 60ka. Cali ayaa wax laga waydiiyay doonitaankiisa uu doonayo inuu hogaanka u dhufto. Waxaa kale oo laga waraystay…
Il Presidente del Consiglio ha ricevuto questo pomeriggio il Presidente della Repubblica Federale di Somalia, Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo), in visita ufficiale in Italia. L’incontro con il Presidente somalo si…
Rome, Nofeembar 20, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo magaaladda Rome kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte ayaa sheegay in dib u xoojinta…
Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa laga waraystay wixii u qabsoomay shantii sano ee uu madaxwaynaha ka ahaa Puntland, siiba Colaada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland. Xidhiidhka dawlada Puntland…
Dawlada Puntland oo ay si habsami ah uga socoto doorashooyinka Baarlamaanka si loo doorto Madaxwayne ayaa waxaa Madasha 60ka idiin soo diyaarisay waraysiyo ay habeen walba idiinku keenaso mid ka…
Austria – The European Court of Human Rights (ECHR) passed the verdict on Thursday that insulting Islam’s Prophet Mohammed will be punishable offence and will not be counted under ‘freedom of…
Figradihiina