Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ogaysiis: Waxaa La Ogaysiinayaa Gabdhaha Soomaalida ah ee Da’ doodu u dhaxayso 11 jir ilaa 18 jir in ay Ciyaaryahanada Kubada Kolayga Jamaad Fiin iman doonto Magaalada Columbus Ohio, si…
Jeneraal Afar Indhood oo ah ama ka mida Saraakiisha Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee aan ku fidnoobin fidnadii saameesay gayiga Soomaaliya ahna shaqsi taariikh dheer ku leh Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed…
Maanta oo ay taariikhdu tahay 1/4/2019-ka ayaa munaasabad lagu daahfurayay eGranary Digital Library oo casri ah ayaa lagu qabtay maktabada Jaamacadda Muqdisho ee xarunta dhexe ee magaalada Muqdisho. Ugu horayn…
Warar kutiri kuteen ah oo laysla dhexmarayay oo sheegayay in uu xabsi guri ku jiro madaxwaynaha dawlada goboleedka Jubaland Axmed islaan Magaalada Muqdisho oo uu booqasho ku joogay ayaa gabi…
Marwada koowaad ee Soomaaliya Saynab Macalim Cabdi oo u qabatay xaflad dhaqaale loogu ururinayo ururka Kalkaal oo doonaya inay dalka 18 kiisa gobolba ka dhisaan isbataalo lagaga hortago umul-raaca gabdhaha…
Bismillaahi Raxmaani RaxiimMudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoonka Golaha Shacabka Ummadda SoomaaliyeedMudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey Guddoomiye K/xigeenka koowaad ee Golaha ShacabkaMudane Mahad Cabdalla Cawad Guggoomiye Ku/xigeenka labaad ee Golaha ShacabkaRa’iisul Wasaaraha iyo…
Danood iyo Faafan oo wada duraabaaya: Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ayaa gaadhay magaalada qadiimiga ah ee Danood iyada oo waftigaa lagu soo dhaweeyay dalaga ay Soomaalida degta deegaamadan ay…
The family of Isahak Muse, a 22-year-old Deering High School graduate, say they are confident that justice will be served. Five days after the fatal shooting of a 22-year-old Deering…
Soomaaliya waxay dagaal kulajirtaa 13kii sanadood ee ugu danbeeyay ee ina dhaafay xoogag ku hoos gabanaya shaati diimeed kuwaa oo si baaxadleh isugu balaadhiyay badanaa Koonfurta Galmudug ilaa iyo Kismaayo.…
Muqdisho, Maarso 16, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle oo…
Abaarihii 1:30 Duhurnimo salaada Jimce dhex bartankeedii ayaa koox nacaybka dadka aan cadaanka ahayn ku fogaaday weerar ku qaadeen laba masaajid oo ku yaala Magaalada Christchurch ee wadanka New Zealand…
Mudane Madaxweyne Yoweri Museveni Madaxweyne Ku Xigeenka Kenya Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania Wasiirka Ganacsiga ee Masar Mudanayaal iyo Marwooyin, iyo martida sharafta leh, ? Waxa sharaf ii ah inaan Kampala joogo aniga oo Shirka…
Xildhibaanka laga soo doorto Degmada 5aad ee magaalada Minnesota ee gobolka Minneapolis ayaa waxay eedeemo iyo canbaareen dusha kaga tuurtay hogaanka wadanka Maraykanka tageerada uu siinayo dagaalka uu Sucuudigu sida…
KAMPALA, Maarso 12, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta kormaaray askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar Layli Sarkaal ah ku qaadanaya Dugsiga…
??? ??? ???? ???? ?????? ???? ????? ????? ??Inaalillaah wa inaa illeyhi raajucuunJaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Suuriya waxa ay halkaan tacsi tiiraanya leh u dirayaan Reer Yuusuf jilaal Caraale iyo…
Muqdisho, Maarso 8, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha Dastuurka…
Condemning anti-Semitism as hateful expressions of intolerance that are contradictory to the values and aspirations that define the people of the United States and condemning anti-Muslim discrimination and bigotry against…
Soomaaliya oo la wareegtay kaltanka 151,aad ee madaxtinimada Jaamacadda Carabta, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad uu shirguddoominayo shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carbeed. Muddo…
Figradihiina