Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ugaas Axmed Ugaas Siraad Ugaas Xuseen Ugaas Baqow ayaa shaaciyay inuusan Cad quudheed u qaadi Karin Beesha Harti ee ku dhaqan Jubooyinka. ugaaska oo manta la hadlay warbaahinta ayaa soo af jaray Beentii lagu maaweelinayay shacabka Jubaland iyada oo ay Haatan shacabku iska diideen in Itoobiya u samayso Baarlamaan.
Ugaaska ayaa sheegay in uusan aqbalayn in ninkii dadku u doortaan inuu matalo lasoo daba dhigo kuwo kale oo aan la aqoon waxa ay sababtu tahay. Warar ay ceegaag heshay ayaa sheegaya in Itoobiya doonaso inay la wareegto Jubooyinka iyada oo ay hawshoodaa gadhwadeen ka yihiin Axmed Madoobe, Gen. Fartaag, iyo Darwiish.
Dhagayso hadalkii Ugaas Axmed Ugaas Siraad Ugaas Xuseen Ugaas Baqow hana u daymo la’aan Warbixinta dadkii markoodii hore Sameeyay Maamulka oo caawa shirya warbixintoodana ay Ceegaag Goobjoog ka ahaan doonto.
Xigasho: Saadaal News
Figradihiina