Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho, May 23, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle ka baryey in uu naga…
Magaalo madaxda Soomaaliya ayaa ku jirta kasoo kabsashada dagaalkii sokeeye ee dalka ragaadiyay, ugu danbayn waxaa bilaabantay in dhalinta caasimada ku hanaqaaday arkeen macnaha dawladnimada bilaabeena inay wixii karaankooda wax…
WASHINGTON:-The World Bank Board of Directors today approved a $137.5 million International Development Association (IDA) grant to help Somalia respond to and recover from multiple, ongoing, and overlapping crises. With…
Hooyooyinka reer SAYPA Boston oo garabsanayay hooyooyinka Soomalida iyo dhalinta oo toban qoys dharkii ciida uga farxiyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Soomaaliya. Dhaqaalahan oo ay ku deeqeen qaar kamida…
Gudoomiyihii Gobolka Mudug qaybta Puntland ee magaalada Gaalkacoyo ayaa maanta u geeryooday qarax ay soo maleegeen dhagarqabayaal la filayo inay ka tirsan yihiin kooxaha Argagixisada ee UGUS. Alle Ha u…
Muqdisho, May 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray Farriin ku saabsan Sannad-guurada 77-aad ee Aas-aaskii Golihii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL) ee horseeday…
Qardho: Dad muxsiniin ah oo lacago usoo wakiishay Habiib Farah ayaa hada loo qeybin ku dhowaad 40 qof oo qaar naafo yihiin qaarna dad waayeel ah . Dhaqaalihii ay Somali…
Caabuqa Karoonaha oo faro ba’an ku haya dunida ayaa ururka Somali American Youth Parent Association (SAYPA) gaadhsiisay dhaqaale dhan $500 magaalada Baydhabo ee gobolka Bay Soomaaliya. Dhaqaalahan oo ah kiisii…
Muqdisho, Abriil 28, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho ayaa ku…
Iyada oo caabuqa Karoonuhu saameeyay dunida ayaa hadana waxa uu aad u saameeyay shacabka Soomaaliyeed kuwooda saboolka ah, iyada oo taa ay ka duulaso ayaa Jamaad Fiin oo ka tirsan…
Waxaa soo baxayay in uu heshiis dhexmaray siyaasiyiin isku hayay talada maamulka Jubaland taasoo ay shalayto heshiis ku gaadheen magaalada Nayroobi oo haatan ah bar laga hagardaameeyo dawlada dhexe ee…
Dibadbaxayaasha ka banaan baxaya magaalada Muqdisho kuwaasoo ka cabanaya Booliska magaalada oo gacan bira ku qabtay amaanka magaalada si loo xaqiijiyo in uusan cudurka dilaaga ah ee caabuqa ba’an wata…
Muqdisho, Abriil 24, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ka xog-wareystay dadaallada lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed curashada bilshada bisha barakeysan ee Ramadaan. Iyado maalmihi ugu dambeeyay si aada…
Muqdisho, Abriil 18, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah, iyada oo wajigiisa 1-aad ay ka…
Ciidamada Xooga Dalka oo weerar Oo Qabsaday Xarunta Imaaraadka Ee Kismayo halkas oo taalay Dhuxul fara badan oo Imaaraadka halkas u taal gacanta oga dhigay. Dhinaca kale madaxwaynihii wakhtigu ka…
In an effort to curb the anticipated peak of COVID-19 in the coming days, Mayor Walsh today announced strict new measures for social and physical distancing for residents in the City of…
Kadib markii beesha Cali Bare ee Habarjeclo iyo beesha Cabdile Axmed ee Xuseen Siciid(Hayaag) ku kulmeen deegaanka Guumays ee gobolka Sool ayaa waxay is dhaafsadeen magdhaw dhan 200 oo halaad…
Iyada oo uu jiray iska horimaadyo u dhexeeyay qoysas kawada tirsan beesha Siciid Harti ayaa waxaa hada muuqata in nabadgalyo rasmi ahi ka dhalatay deegaanada Baharasame iyo Qayaad. Colaadan ayaa…
Muqdisho, Maarso 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga samata-bixin…
Figradihiina