Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2017 (Page 7)

Axmad Maxamuud Xasan ‘Gacmayare’ oo lagu waraystay madasha 60ka

Axmad Maxamuud Xasan ‘Gacmayare’ oo lagu waraystay madasha 60ka

Wasiir Gacmoyare ayaa laga waraysta xaalada deegaanada Khaatumo oo uu isaga noqday wasiirkii warfaafinta ee Dr. Galaydh ee bilowgii maamulka Khaatumo. Gacmayare ayaa ka hadlay sida loo majaro habaabiyay maamulkii…

Wasiirkii hore Arimaha Gudaha ee Khaatumo Axmed Maxamed Doolaal oo lagu waraystay madasha 60ka

Wasiirkii hore Arimaha Gudaha ee Khaatumo Axmed Maxamed Doolaal oo lagu waraystay madasha 60ka

Wasiir Doolaal oo Khadka Taleefoonaka lala tiigsaday kadib markii ay qurbo joogtu ku waa bariisatay khilaafaadkii Khaatumo oo isku rogay saaka xil iska xayuubin ayaa waxaa dadkii  madasha 60ka lagu…

Madaxwaynihii Khaatumo Galaydh iyo Gudoomiyii Baarlamaanka Maxamuud Sheekh Cumar oo xilalkoodii laga xayuubiyay

Madaxwaynihii Khaatumo Galaydh iyo Gudoomiyii Baarlamaanka Maxamuud Sheekh Cumar oo xilalkoodii laga xayuubiyay

Ka dib saakadii hore markii ay xildhibaano 12 ah oo ay ku jiraan Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenada Khaatumo ay kooramka ku buuxsadeen dad aan xildhibaano ahayn kadibna ay xilka ka…

Kulankii SAYPA ee reer Boston oo sadex Ruwaayadood lagu soo bandhigay (Daawo)

Kulankii SAYPA ee reer Boston oo sadex Ruwaayadood lagu soo bandhigay (Daawo)

Kulankii bilha ahaa ee Somali American Youth Parent Associates (SAYPA) u qaban jireen dhalinta soo korasa iyo waalidiintood oo lagusoo bandhigay bishan sadex ruwaayadood, Ruwaayadahan ayaa ka hadlayay habdhaqanka Sooaalida…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjudul Alrowdaha Boston Dul-qacda 04, 1438

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjudul Alrowdaha Boston Dul-qacda 04, 1438

Salaadii Jimcaha ee Masjidka Soomaalida Boston ayaa lagaga hadlay Fadliga Salaada Jimacaha. Cidii ay dhaaftay ama meelo kale ku tukaday ka daawo halkan iyada oo qudbada lagu qaadaa dhigay fadliga…

Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Kaniisada Hargaysa Laga Furay

Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Kaniisada Hargaysa Laga Furay

Mar uu wasiirka Awqaafta iyo diinta Somaliland Sheekh Khaliil Aw-cabdilaahi Axmed  ka hadlay dib u furida Kiniisadii Katooliga ee magaalada Hargaysa ayaa waxa uu waydiiyay mashaa’iikhda madaajid jaamaca Hargaysa halkaa…

Mushax Deeqo Jibriil oo qudbad ka jeedisay shirkii Bilahaa ahaa ee Somalida Boston uqabtaan SAYPA

Mushax Deeqo Jibriil oo qudbad ka jeedisay shirkii Bilahaa ahaa ee Somalida Boston uqabtaan SAYPA

Soomaalida reer Boston ayaa shirkoodii bilaha ahaa waxaa kasoo qaybgalay musharaxa lataliyenimo ee xaafada Soomaalidu kadegantahay Boston. Deeqo oo shirkaa Soomaalidu kaga hadlaan waxa ay lakulmaan bishaa iyo waliba dhalinta…

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska

Muqdisho, 25 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Mudane Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo…

Warsame: Somali Community Wants Justice For Justine

Warsame: Somali Community Wants Justice For Justine

MINNEAPOLIS (WCCO) — While we still don’t know all the details of what led to the shooting of Justine Damond by a Minneapolis police officer, we do know her death has…

Shakopee’s first halal market caters to growing Somali-American population

Shakopee’s first halal market caters to growing Somali-American population

Saido Farah, left, chatted with halal market owner Abdiaziz Farah, who is her cousin. He is catering to Shakopee’s growing Somali-American population. When it’s time to fill her refrigerator, Sugri…

Mother, son shot to death inside Edgehill home

NASHVILLE, Tenn. (WKRN) – A mother and her son, believed to be from Somalia, were found shot to death inside a home in the Edgehill neighborhood Sunday afternoon. The victims,…

Sheekh Muuse Ashcari oo Boston Dib ugusoo noqday dacwadana dib uga bilaabi doona Masjidul Rowda

Sheekh Muuse Ashcari oo Boston Dib ugusoo noqday dacwadana dib uga bilaabi doona Masjidul Rowda

Masjidul Rawda oo hilaadii halsano ka hor laga hirgaliyay magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa maamulkiisu ku guuleesteen inay magaalada dib ugu soo celiyaan Sheekh Muuse ashcari oo u…

Meet the Refugee Trying to be Boston’s First Muslim City Councilor Deeqo Jibriil ‘NBC News’

Meet the Refugee Trying to be Boston’s First Muslim City Councilor Deeqo Jibriil ‘NBC News’

Somali-American refugee and immigrant rights activist Deeqo Jibril arrived in Boston in 1991 after fleeing civil war. Today, she is running for Boston City Council in Roxbury, Massachusetts. If she…

OGAYSIIS: Kulankii bilaha ahaa ee SAYPA July 28, 2017@ Hibernian Hall, 6 ilaa 11 Fiidkii

OGAYSIIS: Kulankii bilaha ahaa ee SAYPA July 28, 2017@ Hibernian Hall, 6 ilaa 11 Fiidkii

Isku imaatingkii billaha ahaa ee Somalia American Youth Parents Association (SAYPA) ayaa dhacaya bishan 28keeda isaga oo ka dhacaya Hibernian Hall, 184 Dudley Street | Roxbury, MA Saacadu Waa 6:00PM ilaa…

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sagootiyay SafiirkaSweden soo gabogabeeyay Wakhtigiisii Safiirnimo

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sagootiyay SafiirkaSweden soo gabogabeeyay Wakhtigiisii Safiirnimo

Muqdisho, 19 Luulyo 2017; Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa munaasabad saagootin ah loogu qabtay Safiirkii dalka Sweden Mr. Mikael Lindvall oo muddo gaaraysa 5 sano ka shaqaynaayey dalka.   Madaxweynaha…

Jaaliyada Reer Boorama oo Calanka Somalia Dibada Uga Saaray Xaflad UK Ay Ku Dhiganayeen!

Jaaliyada Reer Boorama oo Calanka Somalia Dibada Uga Saaray Xaflad UK Ay Ku Dhiganayeen!

Isdhiibitaankii Khaatumo ee Somaliland ayaa waxa uu keenay in xisbigii USP u tartamaan ku biirida Maamulka Somaliland bal nala daawo jaaliyada reer Boorame ee wadanka UK oo si badheedh ah…

Af-Soomaaligu Hiil Buu u Baahan Yahay Maanta(HCtv)

Af-Soomaaligu Hiil Buu u Baahan Yahay Maanta(HCtv)

Gabi ahaanba waxa dalka ku batay isticmaalka luqadaha shisheeye tasoo meesha ka saartay Hidaha Soomaaliyeed waayo afku waa hido sideheenii. Daawo Ceegaag.com…

Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali oo ugu Baaqay shirka Buuhoodle in uu noqdo mid lagu saxo maamulka Khaatumo ee aanu noqon mid lagu dumiyo

Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali oo ugu Baaqay shirka Buuhoodle in uu noqdo mid lagu saxo maamulka Khaatumo  ee aanu noqon mid lagu dumiyo

Madasha lixdanka (60ka) oo ah goob lagu falanqeeyo faaqidaada siyaasada Soomaalida ayaa waxaa lagu waraystay Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali isaga oo si tafatiran uga hadlay shirka kusoo gabogaboobay Caasimada Muqdihso…

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo si wayn loogu soo dhaweeyay xarunta gobolka Sool ee Laascaanood

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo si wayn loogu soo dhaweeyay xarunta gobolka Sool ee Laascaanood

Wariyaha Caanka ah ee Coldoon(Nabaddoon) oo wanaag badan kala kulmay shacabkiisa reer Laascaanood Saaka isga oo gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Coldoon ayaa horay laagu xidhay magaalada Hargaysa isaga…

Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga oo kulan Sharafadeed soo Dhaweyn ah u Sameysay Macallin Saciid Saalax Axmed.

Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga oo kulan Sharafadeed soo Dhaweyn ah u Sameysay Macallin Saciid Saalax Axmed.

Munaasabad ay si qurux badan u soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Ggoboleedka AfSoomaaliga (Aga) looguna tala galay soo dhaweynta Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka tirsan Maqaawiirta (Ruug cadayaasha) Akadeemiyada Aga ayaa lagu…