Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Iyada oo lagu gudajiro hawlaha balaaran ee gurmadka dagdagga ah ee loo fidinayo dadka soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay abaaraha ba’an ee dalkeena ka taagan, SOMALI FACES iyo Jaamacadda Mogadisho waxay…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Dimoqraatiga ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow soo gaadhay magaaladda Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Garoonka diyaaradaha ee Ankara ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa si weyn ugu mahadceliyay shacabka magaaladda Baydhabo kadib soo dhaweyntii quruxda badneyd ee maanta loogu sameeyay Magaaladaasi. Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa horkacayay shacab faraxsan oo…
Warbixintan oo uu soo diyaariyay wariyaha mandaqada Wariye Cali Dhagjar ayaa ka warbixinasa Sida ay uga hawlgaleen waftigii Ajanabiga ahaa ee U kuuro kalayay xaalada Buuhoodle, Waftiga ayaa booqday Goobaha…
Masuuliyiin ka kala socday FAO, WHO, USAID, UNESCO, UNICEF, UNDP ayaa soo gaadhay galabta wakhti gaaban magaalada Buuhoodle oo ay u kuuro gali doonaan xaaladeeda caafimaad iyo mid nabadgalyaba. Buuhoodle…
Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo State of Somalia Maxamuud Sheekh Cumar ayaa lagu waraystay golaha 28ka kaasoo badanaa lagu gorfeeyo Siyaasada Soomaalida siiba tan Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa wax…
Jaamacadda Muqdisho iyo ururka SOMALI FACE waxay deeq raashin ah gaarsiiyeen laba boqol oo qoys oo kasoo barakacay gobolka Shabeelaha Hoose abaaraha daran ee dabadheeraaday awgood. Deeqda la gaarsiiyay ayaa…
Ururka SOMALI FACE iyo Jaamacadda Muqdisho waxay deeq raashin ah gaarsiiyeen laba boqol oo qoys oo ku bara kacay gobalada Bay iyo Bakool abaaraha daran ee dabadheeraaday awgood. Deeqda la…
Waxaa dalka dib ugusoo laabtay ardaydii Jaamacadda Muqdisho ee kasoo qayb gashay tartan dood cilmiyeed ay ka qayb galeen 46 dal iyo 88 Jaamacadood ee lagu qabtay Dooxa dalka Qadar.…
Machadka daraasaadka soomaalida (ISOS) ee hoos taga Jaamacadda Muqdisho ayaa qabtay madal xus & xusuus loogu samaynayay prof. Cali Xasan Maxamed oo ahaa guddoomiye kuxigeenkii jaamacadda muqdisho kana mid ahaa…
Casharka Siirada oo uu horay u duubay Sheekh Mustafe Xaaji Xuseen ayaa shabakadu idiin soo gudbindoontaa iyada oo ay soo ifbaxeen Qolooyin Takfiir ah oo diinta Islaamka inay Badalaan saraawiisha…
Sida aad ka aragto lifaaqa. Shacabka waxaan ka codsaneynaa inay nagala shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa, loona joojin lahaa afkaartan khatarta ku ah diinteena Suuban. Ceegaag.com…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” waxa uu booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Abu Dhabi. Inta uu ku guda-jiro booqashada, waxa uu Madaxweynaha la kulmi doonaa…
Airport kii Hobyo ayaa maanta dib loo furay iyada Diyaaradda Starsom keentay rakaabkii ugu horeeyay waxayna qaaday Aargoosato iyo kaluun. Waxaa rakaabkii maanta ka mid ahaa Ambasador Cabdisalaan Xaaji Axmed…
Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz oo booqasho shaqo ku marayay gobolada ay Soomaalidu ugu badan yihiin wadankan Maraykanka si uu ugu kuuro galo waxa ay daneenayaan in Maraykanku ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay saddex ka mid ah Taliyeyaasha Ciidamada dowladda, iyadoo Madaxweynuhu isla maanta magacaabay Taliyeyaal ciidan. Taliyihii ciidamada xoogga dalka Maxamed…
Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hada sheegay in ay suuro gal ahayn in wakhtigan xaadirka ah nin kaligii taliye ahi hubka sunta ku gumaado shacabkiisa. Asadka Siiriya ayaa shalay hubka…
Allow sahal amuuraha: Wasiirka Gaashaandhiga ee Soomaaliya GEN: C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee Gaashaandhiga ee dawlada Raysal wasaare Khayre. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaliya Cabdi Rashiid…
Wadanka Masar oo ah wadanka ugu facawayn dunida ayaa laga helay Guri Faraacineed kasoo lagu qiyaasay ina la dhisay 3,700 oo sanadood ka hor. Taalada Boqor kamida Faraaciinadii ayaa lasoo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaallka Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya…
Figradihiina