Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 5)

Maamulyaasha Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Markii 3aad Ku Kulmay Magaalada Galkacayo

Maamulyaasha Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Markii 3aad Ku Kulmay Magaalada Galkacayo

Kulkaani Maanta Magalada Galkacyo ay ku  yeesheen  Raiisul wasaraha Soomaaliya iyo Maamulyaasha Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay sidii loo dhaqan Galin lahaa heshiiski dhawaan ka…

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo sheegay inuu mar saddexaad u Tartamayo Hoggaanka Jabuuti

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo sheegay inuu mar saddexaad u Tartamayo Hoggaanka Jabuuti

December 04 (Ceegaag) — Madaxweynaha Waddanka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay ku dhawaaqay inuu ka qaybgalayo tartanka doorashooyinka madaxnimo ee dalka Jabuuti oo dhici doona sannadka soo socda ee…

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo lagu dhaawacay Gaalkacyo iyo Ganacsade la dilay

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo lagu dhaawacay Gaalkacyo iyo Ganacsade la dilay

December 04 (Ceegaag) — Xildhibaan ka tirsan Baarlmaaanka maamulka Gal-mudug oo lagu magacaabo, Maxamed Xuseen Tahliil ayaa lagu dhaawacay Gaalkacyo maanta, iyadoo sidoo kale ay kooxo hubeysan isla magaaladaas ku…

Warysi 2aad oo Colaada Gaalkacayo lagalayeeshay madasha 60ka Wariye Cali Nuur Cayte

Ceegaag..Nov 03, 2015 Ka dib shaqaaqadii ka dhacday magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa madasha 60ka lagu waraystay wariye Cali Nuur Cayte isga oo ka war biciyay sida uu heshiisku ugu dhacay…

Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax

Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax

December 3 (Ceegaag)— Allaha u naxariistee Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid aheyd Wariyeyaasha Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa u geeriyootay dhaawac culus oo ka soo gaaray qarax lagu…

Wasiir Goboleedka Arimaha Dibada ee Khaatumo oo lagu waraystay madasha 60ka

Wasiir Goboleedka Arimaha Dibada ee Khaatumo oo lagu waraystay madasha 60ka

Wasiir Maxamuud Ismaaciil Shabac ayaa sheegay in Hadaladiisii uu ka yidhi Xaflad Nayroobi ah la warxumo tashiilay si xuna loo turjumay, Hadaba isga oo faah faahiyay arintaa ayaa waxaa uu…

Wariye Cali Nuur Cayte oo heshiiska Gaalkaco lagaga waraystay Madasha 60ka

Ka dib shaqaaqadii ka dhacday magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa madasha 60ka lagu waraystay wariye Cali Nuur Cayte isga oo ka war biciyay sida uu heshiisku ugu dhacay garoonka magaalada Gaalkacayo.…

DEG DEG: Dagaal goor dhow dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo

DEG DEG: Dagaal goor dhow dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo

December 03 (Ceegaag)— Dagaal ayaa goor dhow dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Puntland iyo Galmudug, maalin kadib markii heshiis nabadeed madaxda labada maamul saxiixeen. Sida…

Khaatumo kama masuul aha Warsangali Wasiirka Arimaha dibada ee Khaatumo Maxamuud Shabac

Khaatumo kama masuul aha Warsangali Wasiirka Arimaha dibada ee Khaatumo Maxamuud Shabac

Wasiir goboleedka  arimaha dibada iyo jaaliyadaha Maxamuud Shabac ayaa qeexay inuusan oran inay maamulka Khaatumo masuul ka yahay beesha Maakhir si ay wax isugu darsadaan balse uu warxumo tashiil ka…

Somali 2016-Vision marred by Federal Government Sponsored Galkaio Conflict

Somali 2016-Vision marred by Federal Government Sponsored Galkaio Conflict

Galkaio, the capital city of Mudug Region, is ablaze with the Damjadid-sponsored clan conflict. The inhabitants of the city were displaced. Scores of people either died or were wounded. The…

Pope Francis visits besieged mosque in Central African Republic

Pope Francis visits besieged mosque in Central African Republic

Pontiff meets imam in PK5, where 15,000 Muslims are surrounded by Christian militia, to deliver message of reconciliation Pope Francis has taken the biggest security risk of his papacy to…

Madaxda Puntland iyo Galmudug oo heshiis nabadeed kala saxiixday

Madaxda Puntland iyo Galmudug oo heshiis nabadeed kala saxiixday

December 2 (Ceegaag)— Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug C/wali Maxamed Cali Gaas iyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow qalinka ku duugay heshiis nabadeed oo lagu soo afjaryo colaada ka taagneyd…

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay qodobadii uu Ra’iisul Wasaaraha soo jeediyay

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay qodobadii uu Ra’iisul Wasaaraha soo jeediyay

December 1 (Ceegaag)— Waxaa goor dhow soo gaba gaboobay kulan u socday Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo kulankan goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo…

Qoysaskii ka barakacay Dagaaladii ka dhacay Gaalkacyo oo ku soo laabanayo.

Qoysaskii ka barakacay Dagaaladii ka dhacay Gaalkacyo oo ku soo laabanayo.

December 1(Ceegaag)–Qoysaskii ka barakacay Dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo,ayaa bilaabay in ay dib ugu soo laabtaan magaalada,kadib dadaalada uu wado Ra’iisal Wasaaraha Somaliya ay rajo fiican galisay shacabka. Ra’iisal Wasaaraha…

C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo.

C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo.

November 30(Ceegaag)–Wefdi ay hogaaminayaan Madaxweynayaasha Puntland C/weli Gaas iyo Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku wajahan Magaalada Gaalkacyo,halkasi oo ay ku suganyihiin Madaxda sare ee Dowladda Somaliya. Socdaalka Wafdi ayaa u…

Sheekh Shariif “Soomaaliya maanta uma baahna dagaal cusub, waa in dagaalka Gaalkacyo la joojiyaa”

Sheekh Shariif “Soomaaliya maanta uma baahna dagaal cusub, waa in dagaalka Gaalkacyo la joojiyaa”

November 30 (Ceegaag)— Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka Gaalkacyo, isagoo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya inay dagaalka joojiyaan, ayna gaaraan…

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in Gaalkacyo ka laabanayaan markii Nabad la gaaro

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in Gaalkacyo ka laabanayaan markii Nabad la gaaro

November 30 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro iyo Xildhibaanno ayaa galinkii…

Mahad Salaad “Dowladda Federaalka qeyb kama ahan mushikada ka jirta Gaalkacyo, xalinteeda ayay wadaa”

Mahad Salaad “Dowladda Federaalka qeyb kama ahan mushikada ka jirta Gaalkacyo, xalinteeda ayay wadaa”

November 30 (Ceegaag)— Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad ayaa beeniyay eedeyn ka timid Maamulka Puntland oo ahaa in dagaalka Gaalkacyo ay qeyb ka tahay dowladda Federaalka, isagoo cadeeyay in…

BAAQ UU SOO SAARAY URURKA ISLAAX

BAAQ UU SOO SAARAY URURKA ISLAAX

Ururka Islaax, isagoo aad uga xun dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo, wuxuu ugu baaqayaa dhinacyada colaadu u dhexayso inay dagaalada joojiyaan, arintana wadahadal iyo nabad ku dhamaystaan. Umadda Soomaliyeed…

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo Xaflad u qabtay Wasiirka Gaadiidka Somalia –

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo Xaflad u qabtay Wasiirka Gaadiidka Somalia –

November 29 (Ceegaag) — Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada ayaa xalay xaflad ugu qabtay magaalada Toronto wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya, Cali Axmed Jaamac [Jangeli] waxaana xafladdaas goobjoog ka…