Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
July 11 (Ceegaag)— Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay Ramadaanka kadib ay bilaabi doonta howsha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo…
Wararka aan ka heleyno Dhismaha Hotelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goordhaw weerarkii lagu qaaday Hotelkaasi lasoo afjaray ayna hada joogsadeen rasaastii halkaasi ka dhaceysay. Sarkaal katirsan Ciidanka…
After flying it for more than 50 years, South Carolina officially removed the Confederate flag from the front of government grounds on Friday morning, three weeks after a racially charged…
July 10 (Ceegaag)—IWasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Boqortooyada Sacudi Carabiya Amir Saud al-Faisal ayaa geeriyooday kadib labo bilood oo uu ka fariistay howsha diblumaasiyada isagoo ahaa wasiir arrimo dibadeed muddo…
July 10 (Ceegaag)— Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas uu hurinayo colaad ka dhacda Gobolka Mudug, isla markaana uu iska…
Madaxda sare ee ururka Al-Shabaab ayaa shir albaabada u xiran waxaa uga furmay degmada Jilib oo ka tirsan gobolka Jubada Dhexe. Shirkaan oo albaabada u xiran oo socda maalintii labaad…
July 9 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee degmada Afgooye C/llaahi Cabdi Iidey lagu dilay bartamaha suuqa degmada Afgooye. Nin bastoolado ku hubeysan ayaa…
Muqdisho, 8 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada afur ugu sameeyay madaxda laamaha amniga Qaranka.…
08, 2015 (Ceegaag) — Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay ka qaadatay go’aan cad muranka xuduud-badeedka ah ee kala dhexeeya Kenya, sida uu Wasiirka War-faafinta Somaila maanta ugu sheegay Xafiiskiisa…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliya kuna xeel dheer arrimaha siyaasadda dalka isla markaana dhowaan ka soo laabtay gudaha dalka, ayaa isagoo haatan ku sugan magaalada…
July 7 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay aqalka Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho afur ugu sameeyay danjirayaasha dalalka Islaamka ee ku sugan dalka. Madaxweynaha iyo danjirayaasha ayaa kulankaasi…
july 07 (Ceegaag) — Waxaa dhawaan lagu soo gabagabeeyay dalka Kenya iyo Tanzaaniya tartamo Qur’aan akhris ahaa oo loogu talo-galay bisha Ramadaanka, iyadoo ardayduna ay ku tartamayeen Qur’aanka cadadiisa gaar…
July 7 (Ceegaag)— Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Guddiyada madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha, iyadoo kulanka maanta uu ka duwanaan kulamadii hore, isla markaana uu saacado badan qaatay. Kulanka…
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegay si loo horumariyo dhismaha dalka looga Baahan yahay shacabka Soomaaliyeed in ay isku tashadaan oo ay wadankooda…
Muqdishu, 4 Julaaly 2015: Qaramada Midoobay, Urur-goboleedka (IGAD), Ururka Midowga Yurub,(EU) iyo Ergada Ururka Midowga Afrika ee joogta Soomaaliya (AMISOM), Iyo Dowladda Maraykanka ayaa soo wada dhoweeyay sida guusha leh…
Mogadishu, 04 July 2015: The United Nations, Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), the European Union (EU), African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the United States of America welcomed the…
July 5 (Ceegaag)— Xulka K/cagta ee Chile oo sanadkan marti gelinayay Koobka Latin America ee loo yaqaano Copa America ayaa rigoorayaal ciyaartii Finala waxay 4-1 kaga badiyeen xulka Argentine. Ciyaar…
05 july, 2015 (Ceegaag) — Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa lasoo sheegayaa in xaaladdeedu ay saaka deggen tahay, kaddib weerar xoogan oo ay Al-shabaab xalay ku qaadday degmadaas.…
04, 2015 (Ceegaag) — Wasiirkii hore ee difaaca Somalia, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in deegaannada ay ka baxayaan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda…
04, 2015 (Ceegaag) — Musharax C/kariin Xuseen Guuleed oo murashaxiintii u tartamayay doorashada madaxweynaha Galmudug ayaa si rasmi ah ugu guuleystay xilkaas, kaddib markii uu wareeggii saddexaad ee doorashada kaga…
Figradihiina