Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 23)

Danjire Ameeriko oo ka hadlay sababihii loogu diiday in uu tago Magaalada Beledweyne

Danjire Ameeriko oo ka hadlay sababihii loogu diiday in uu tago Magaalada Beledweyne

Ogoosto 16, 2015 (CEEGAAG) — Safiirkii hore ee Somalia u joogay Kenya Max’ed Cali Nuur [Ameeriko] ayaa wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, wuxuu kaga hadlay sababihii loogu…

Xildhibaanadii Diidanaa Mooshinka oo War Naxdin leh gaarsiiyay MD Xasan.

Xildhibaanadii Diidanaa Mooshinka oo War Naxdin leh gaarsiiyay MD Xasan.

Agosto16,2015(Ceegaag) – Ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu si aad ah uga carooday fariin…

Goodax “Tanaasul haduu imaanayo Madaxweynaha ayaa tanaasul sameynaya, waa in dalka duruuftiisa uu fiiriyo”

Goodax “Tanaasul haduu imaanayo Madaxweynaha ayaa tanaasul sameynaya, waa in dalka duruuftiisa uu fiiriyo”

Agosto 16 (Ceegaag)— Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in mooshinka Madaxweynaha laga keenay xalkiisa uu noqon doono…

BOOSAASO: Hay’ada Tadamun oo 100 Qoys oo Yemeniyiin ah u Qaybisay Raashin

BOOSAASO: Hay’ada Tadamun oo 100 Qoys oo Yemeniyiin ah u Qaybisay Raashin

Ogoosto 16, 2015 (Ceegaag) — Hay’adda Tadamun oo ah Hay’ad Waddaniga ah oo ka Hawl-gasha Puntland iyo Somalia ayaa wada barnaamijyo loogu gurmanayo Qaxootiga Yemen kasoo qaxay, iyadoo maanta 100-qoys…

Agosto 16 (Ceegaag)— Madaxii hore ee Sirdoonka Pakistan Gen. Hamid Gul ayaa geeriyooday, kadib markii uu Maskaxda dhiig kaga furmay. Hamid Gul ayaa ahaa Madaxii Sirdoonka Pakistan ee (ISI) sanadihii…

Madasha 60 oo xalay lagu qaadaa dhigay aragtida Qurbajoogtu ka qabto maashinka ka dhanka ah Mad. Xasan Sheekh Maxamuud

Madasha 60 oo xalay lagu qaadaa dhigay aragtida Qurbajoogtu ka qabto maashinka ka dhanka ah Mad. Xasan Sheekh Maxamuud

Ceegaag August 15, 2015: Madasha Lixdanka ayaa xalay ololasay kadib markii barnaamijka Xogta iyo Xaashi lagu qaadaa dhigay Mooshinka ay Baarlamaanku Jamhuuriyada Soomaaliya ka keeneen Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Dhagayso…

In ka badan 145 Arday oo ka Qalin-jabisay Jaamacada Green hope ee Magaalada

In ka badan 145 Arday oo ka Qalin-jabisay Jaamacada Green hope ee Magaalada

Ogoosto 15, 2015 (Ceegaag) — Xaflad oo ay ka Qayb-galeen Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradaha Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Wax-barashada, Caafimaadka, Daladaha Wax-barashada Dalka , Macalimiin, Ururada Jaamacadaha, Waaliddiin, Arday iyo…

War Deg Deg ah Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo la doortay iyo Mashxarad ka socota Hoolka

War Deg Deg ah Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo la doortay iyo Mashxarad ka socota Hoolka

Agosto 15-2015-(Ceegaag)- Waxaa soo idlaatay Doorashadii goordhow ka bilaabatay Magaalada Kismaayo kaasi oo ay ku tartamayeen 4 musharaxiin. War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in doorashada uu ku guuleystay Hogaamiyihii…

XILDHIBAAN GOODAX: Madaxweynaha Waxaa lagu eedeeynayaa inuu jabiyay Dastuurka dalka

XILDHIBAAN GOODAX: Madaxweynaha Waxaa lagu eedeeynayaa inuu jabiyay Dastuurka dalka

Ogoosto 15, 2015 (Ceegaag) — Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Somalia, kana mid ah Mudanayaasha Mooshinka ka Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin dheeraad…

Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo saaka ka dhaceysa magaalada Kismaayo

Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo saaka ka dhaceysa magaalada Kismaayo

Agosto 15 (Ceegaag)— Waxaa goor dhow lagu wadaa in xarunta Caymiska magaalada Kismaayo ka bilaabato doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, iyadoo afar musharax ay ku tartamayaan doorashadaas. Sida ay sheegayaan wararka…

Madaxweynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Buuhoodle Soo Gaadhay

Madaxweynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Buuhoodle Soo Gaadhay

Ka dib markii in muda ah uu Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh u joogay Caasimada dalka arimo siyaasadeed ayaa maanta uu dib ugu soo noqday magaalada Buuhoodle oo ka mid ah…

Madaxweynaha “Waqtiga inoo haray kuma filno inaan bilowno is qab qabsi cusub”

Madaxweynaha “Waqtiga inoo haray kuma filno inaan bilowno is qab qabsi cusub”

Agosto 14 Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mooshinka laga keenay, kaasoo ay ka gudbiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka, isagoo xusay in mooshinka uu dib u dhac ku keenayo…

Maryan Xasan Xiireey “Markaan Ka soo Naaxay Dhaawacii Igaaray waxaa la igu Wargeliyey in Ninkeygii i furey”

Maryan Xasan Xiireey “Markaan  Ka soo Naaxay Dhaawacii Igaaray waxaa la igu Wargeliyey in Ninkeygii i furey”

Agosto14/08/ 2015 (Ceegaag) Todobaadkii la soo dhaafay aniga oo ku sugan Xafiiskeyga waxaa iigu soo gashey Gabar Garbaha la hayo, waxaan da’adeeda ku qiyaasey 24 jir, waxay iila muuqatey Gabar…

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika oo maanta gaaray Baardheere

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika oo maanta gaaray Baardheere

Agosto 12 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wafdi ka socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ay gaareen, kuwaasoo u kuur galaya xaaladaha nololeed…

Saraakiisha AMISOM oo wax laga weydiiyay Xad-gudbyo ay Ciidamadoodu Geysteen

Saraakiisha AMISOM oo wax laga weydiiyay Xad-gudbyo ay Ciidamadoodu Geysteen

Ogoosto 12, 2015 (Ceegaag) — Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa maanta Wax laga Weydiiyay arrimo ay ka mid yihiin; Xad-gudubyo lagu eedeeyay Ciidanka AMISOM inay u geysteen dad shacab ah oo…

Wasiirada CAAFIMAADKA: Muddo hal sano ah Cudurka Dabeysha lagama helin Muqdisho

Wasiirada  CAAFIMAADKA: Muddo hal sano ah Cudurka Dabeysha lagama helin Muqdisho

Ogoosto 12, 2015 (Ceegag) — Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed oo ay Wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka Adduunka ee WHO iyo Qaybta Arrimaha Bani’aadanimada ee QM ayaa Maanta…

Farmaajo oo uga digay Madaxda dowladda inay muddo kororsi sameystaan

Farmaajo oo uga digay Madaxda dowladda inay muddo kororsi sameystaan

Agosto 12 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa uga digay Madaxda dowladda inay sameystaan muddo kororsi marka la gaaro sanadka 2016,isagoo xusay in dowladdu ay ku…

Axmed Cawad Casharo oo lagu waraystay ma-dasha 60ka soona ban dhigay xogo muhim ah

Axmed Cawad Casharo oo lagu waraystay ma-dasha 60ka soona ban dhigay xogo muhim ah

Ceegaag Aug 10, 2015 Madasha 60ka ayaa lagu waraystay Axmed Cawad Casharo oo ah Ruug Cadaa Siyaasadeed kuna caanbaxay wadaniyada Somaalinimada ah, Casharo ayaa ka hadlay xogo muhim ah sida…

Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Puntland ee k u dhaqan gobolka Alberta ee dalka Kanada. Sanadguurada 17d ee Puntland.

Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Puntland ee k u dhaqan gobolka Alberta ee dalka Kanada. Sanadguurada 17d ee Puntland.

Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Gobolka Alberta gaar ahaan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa  in la qabandoono xaflada sanadguurada 17-aad ee kasoo wareegtay xiligii la aasaasey Dowladda…

Ogaysiis:Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan qurba joogta beesha khaalid habarwaa inuu jiro shir muhiima oo dhici doona sabtida soo socota 08/15/2015

Ceegaag August 09, 2015:  Hadii ilaahay idmo ayna ka soo qaybgelidoonaan siyaasiin beesha dhexdeeda miisaan weyn  ku leh, Cuqaal, Culimo, Aqoonyahano, Suldaanka beesha Suldaan Siciid  iyo waxgarad fara badan waxaan idinka…