Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 22)

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo ku Dhawaaqay in la Qaban doono Doorasho Baarlamaani ah

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo ku Dhawaaqay in la Qaban doono Doorasho Baarlamaani ah

Ogoosto 22, 2015 (Ceegaag) — Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdo?an ayaa ku dhawaaqay in 01-da bisha November ee soo socota ay dalka dalkaas ka dhici doonaan doorashooyin baarlamaani ah; kaddib…

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay qaraxii ismiidaamin ee Xarunta Jaamacadda Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay qaraxii ismiidaamin ee Xarunta Jaamacadda Kismaayo

Agosto 22 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa cambaareeyay qarax loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray xaruntii hore ee Jaamacada Kismaayo, oo fariisin u aheyd ciidamo isku…

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo oo lagu tababarayay Ciidamo

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo oo lagu tababarayay Ciidamo

Agosto 22 Ceegaag)— Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo, halkaasoo aheyd xarun lagu tababarayay Ciidamadii isku dhafka ahaa ee…

NUSOJ oo Cambaareysay Idaacado ay Ahlusunna Irdaha u laabtay iyo Wariye lagu Xiray Puntland

NUSOJ oo Cambaareysay Idaacado ay Ahlusunna Irdaha u laabtay iyo Wariye lagu Xiray Puntland

Ogoosto 22, 2015 (CEEGAAG) — Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyay xarigga laba idaacadood oo Gobolka Galguduud ka howlgala iyo Wariye lagu xiray degmada Boosaaso…

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ahmed C/casiis Warsame oo ku geeriyooday Hargeysa.

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ahmed C/casiis Warsame oo ku geeriyooday Hargeysa.

Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeysa  Allaha u naxariistee  Ahmed C/casiis Warsame oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Khaatumo. Marxuum Ahmed C/casiis Warsame waxa uu ahaa Nin ku caan baxay Diin…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magalada Balicad

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magalada Balicad

Iyada oo haatan ay ka jiraan deegaanada Khaatumo dardargalin lagu sameenayo Maamulka ayaa waxaa shalay gaadhay Magaalada Balicad Madaxwaynaha maamulaka Dr. Cali Khaliif Galaydh. Daawo.. soo dhaweentoo balaadhan oo loo…

Boqolaal arday ah oo ka qalin-jabiyay Jaamacada Soomaaliya UNISO ee Muqdisho –

Boqolaal arday ah oo ka qalin-jabiyay Jaamacada Soomaaliya UNISO ee Muqdisho –

Ogoosto 20, 2015 (CEEGAAG) — Waxaa Magaalada Muqdisho lagu Qabtay Xaflad ay ku Qalin-jabinayeen 807 Arday oo soo dhameystay Darajada Koowaad ee Waxbarashada Sare ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO). Munaasabadda oo…

Mareykanka oo kordhinaya weerarada diyaaradaha aan duuliyaha laheyn uu ka wado Soomaaliya

Mareykanka oo kordhinaya weerarada diyaaradaha aan duuliyaha laheyn uu ka wado Soomaaliya

Agosto 20 (CEEGAAG)— Mareykanka ayaa sheegtay inuu kordhinayo weerarada dhinaca cirka ah ee diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drones ee uu ka wado Soomaaliya, kaasoo lagu bartilmaameedsanayo xubnaha…

SEDDEXDA CISHO EE UGU SAAMEYNTA BADAN SANADKA 2015-KA

SEDDEXDA  CISHO EE UGU SAAMEYNTA BADAN SANADKA 2015-KA

26, 27, iyo 28-ka bishaan August ee 2015-ka waa seddex cisho oo si gaar ah loo dhararayo imaatinkooda, sida la qiyaasayo maalmahaasi waxay ka mid noqon doonaan waqtiyada Taariikhiga ah…

Cali Dheere “Itoobiya sida ay doonto ayay Soomaaliya ka yeelanaysaa, kuwa dowladda sheegta kama hadli karaan”

Cali Dheere “Itoobiya sida ay doonto ayay Soomaaliya ka yeelanaysaa, kuwa dowladda sheegta kama hadli karaan”

Agosto 20 (CEEGAAG)— Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in aysan awood u laheyn inay ka hadasho xasuuqa Ciidamada Itoobiya ka geysanayaano gobollada…

Wasiirka Gaashaandhiga oo qiray inay jiraan Ciidamo Itoobiyaan aan AMISOM ka tirsaneyn

Wasiirka Gaashaandhiga oo qiray inay jiraan Ciidamo Itoobiyaan aan AMISOM ka tirsaneyn

Ogoosto 18, 2015 (CEEGAAG) — Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini ayaa xaqiijiyay inay Somalia ku sugan yihiin ciidammo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsanayn Ciidanka AMSIOM, isagoo…

-WASIIRKA HAWEENKA: Waxaan soo saaraynaa Sharci lagu Mamnuucayo Gudniinka Fircooniga

-WASIIRKA HAWEENKA: Waxaan soo saaraynaa Sharci lagu Mamnuucayo Gudniinka Fircooniga

Ogoosto 18, 2015 (CEEGAAG) — Wasiiradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa maanta soo Gunaanaday kulan Wada-tashi ah oo Gudniinka Fircooniga ah looga hadlayay kaasoo ay ka…

Warar lahelayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hortagi doono Baarlamaanka

Warar  lahelayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu hortagi doono Baarlamaanka

Agosto 18 (CEEGAAG)— Warar soo baxay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud lagu wado inuu hortago Baarlamaanka. Ilo wareedyo ku dhow dhow Guddoonka Baarlamaanka…

Waraysi madasha 60ka lagu la yeeshay Xil. Xuseen Nuur Boodaaye

Waraysi madasha 60ka lagu la yeeshay Xil. Xuseen Nuur Boodaaye

Oo uu kaga boyo diiday maashinka ka dhanka ah madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waraysiga oo ah mid aad u xiiso badan laguna qaadaa dhigay xaalada guud ee uu dalku marayo…

Hab qeybsiga Guddiga farsamada Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu muransan yahay

Hab qeybsiga Guddiga farsamada Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu muransan yahay

Hab qeybsiga Guddiga farsamada Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu muransan yahay Agosto 17 (CEEGAAG)— Iyadoo maalmihii u dambeeyay shirar u socday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo saxiixayaasha Maamulka…

Mudane Sheegay in Mooshinkii Dhanka ka ahaa Madaxweynaha loo Gudbiyay Maxkamadda Sare

Mudane Sheegay in Mooshinkii Dhanka ka ahaa Madaxweynaha loo Gudbiyay Maxkamadda Sare

Ogoosto 17, 2015(CEEGAAG) — Mooshinkii ay Dhawaan ay 93 Xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamanka Somalia ka keeneen Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo gudbiyay Maxkamadda Sare ee dalka sida…

Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM oo isaga baxay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM oo isaga baxay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

Ogoosto 17, 2015 (CEEGAAG) — Wararka aan ka helayno deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta ay halkaas ka baxeen Ciidamadii DFS iyo kuwa Midowga Afrika AMISOM oo…

Madasha 60ka oo laga waraystay Xil. Cabdilaahi Jaamac Xuseen, Mooshinkaka dhanka ah Madaxwayne Xasan Sheekh

Madasha 60ka oo laga waraystay Xil. Cabdilaahi Jaamac Xuseen, Mooshinkaka dhanka ah Madaxwayne Xasan Sheekh

Ceegaag August 16, 2015 : Ka dib u kuuro galiday wadeen Xildhibaanada Jamhuuriyada Soomaaliya ilaa bishii Janaayo ayay uGu danbayn 93 ka mid ahi u gudbiyeen Gudoonka Baarlamaanka si cod…

Hambalyo Aroos: Maxamed Cali Cawl iyo Muna Khaliif Xaaji Faarax

Hambalyo Aroos: Maxamed Cali Cawl iyo Muna Khaliif Xaaji Faarax

Shalayto oo bisha August ay ahayd 15, sanadkan 2015-ka waxaa magaalada Manassas ee gobalka Virginia ka qabsoomay meherka Maxamed Cali Cawl iyo Muna Khaliif Xaaji Faarax. Dhammaan ehelada, qaraabada iyo…

Xil. Xoosh Jibriil oo Xalay lagu waraystay Madasha 60ka isaga oo jooga Kismaayo

Xil. Xoosh Jibriil oo Xalay lagu waraystay Madasha 60ka isaga oo jooga Kismaayo

 Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ah mudane katirsan golaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya, ayaa lagu waraystay madsha lixdanka isaga oo ka hadlay doorashadii ka dhacday Jubaland sidoo kalena ka hadlay mowqifka Xildhibaanada…