Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 19)

Kulan wada tashi ah oo Muqdisho ay ku yeesheen gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka iyo Bulshada rayidka ah

Kulan wada tashi ah oo Muqdisho ay ku yeesheen gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka iyo Bulshada rayidka ah

Kulankan Wadatashiga ah ee maanta ay isugu yimaadeen guddiga Madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshada rayidka ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa diirada…

Ra’iisul Wasaarihii Masar Ibraahim Mahlab iyo Golihiisii Wasiirrada oo Maanta Is-casilay

Ra’iisul Wasaarihii Masar Ibraahim Mahlab iyo Golihiisii Wasiirrada oo Maanta Is-casilay

September 12, 2015 (Ceegaag) — Ra’iisul Wasaarihii dalka Masar, Ibrahim Mahlab iyo Xukuumaddiisii ayaa maanta is-casilay, kaddib markii ay lasoo Daristay Fadeexad Musuq-maasuq, iyadoo Madaxweynaha dalkaas, C/fataax Al-Sisi ayaa isla…

Wufuud ka kala Socda Dowladda Somalia, Kenya iyo Itoobiya oo Gaaray Magaalada Kismaayo

Wufuud ka kala Socda Dowladda Somalia, Kenya iyo Itoobiya oo Gaaray Magaalada Kismaayo

September 12, 2015 (Ceegaag) — Wufuud ka socota Dowaladda Somalia, Itoobiya iyo Kenya ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, Halkaasoo ay ka socoto Munaasabada Caleemo-saarka Madaxweynaha maamulka…

Tirada dadkii ku dhintay Wiishkii ku soo dumay Masaajidka Xaramka oo sii korortay

Tirada dadkii ku dhintay Wiishkii ku soo dumay Masaajidka Xaramka oo sii korortay

September 12 (Ceegaag)— Tirada dadkii Muslimiinta ahaa ee ku dhintay Wiishkii ku dumay Masaajidka Xaramka ee magaalada barakeysan ee Makkah Al-Mukarammah ayaa gaartay 107-ruux, iyadoo dhaawacana uu caga cageynayo 230.…

XASAN SHEEKH: Waxaa naga go’an inaan iska qabano Qofkii Sharciga Dhibaato ku Geysanaya

XASAN SHEEKH: Waxaa naga go’an inaan iska qabano Qofkii Sharciga Dhibaato ku Geysanaya

September 12, 2015 (Ceegaag) — Munaasabad lagu Maamuusayay Sannad-guuradii Saddexaad ee kasoo Wareegtay markii xilka Madaxtinimada ee dalka loo doortay Xasan Sh. Maxamuud ayaa Xalay lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo Madaxweynuhu…

MUSEVENI: Askar badan ayaa nooga dhintay Somalia kuwo kalena Nolol ayaa lagu Qabsaday

MUSEVENI: Askar badan ayaa nooga dhintay Somalia kuwo kalena Nolol ayaa lagu Qabsaday

September 12, 2015 (Ceegaag) — Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa isagoo ku sugan magaalada Tokyo ee dalka Japan inay Maqcuul tahay in Qaar ka mid ah Askartooda ay Gacanta…

MUQDISHO: Dhismaha Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Xarigga laga jaray

MUQDISHO: Dhismaha Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Xarigga laga jaray

September 10, 2015 (Ceegaag) — Munaasabad Xarigga looga Jarayay Dayactir lagu sameeyay Xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya. Xafladdan ayaa waxaa ka Qayb-galay…

Al-Shabaab oo mar kale la wareegay deegaano ay faarujiyeen Ciidamada AMISOM

Al-Shabaab oo mar kale la wareegay deegaano ay faarujiyeen Ciidamada AMISOM

September 10 (Ceegaag)— Xoogagga Al-Shabaab ayaa sii wada la wareegitaanka deegaanada ay faarujinayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyadoo saaka ilaa shalay gelinkii dambe la wareegay deegaanada Golweyn iyo Cambareey…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo diyaarad Helicopter ku tagay degmada Afgooye

Madaxweyne Xasan Sheekh oo diyaarad Helicopter ku tagay degmada Afgooye

September 10 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow diyaarad Helicopter ah ku tagay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo qiyaastii 30-KM u jirta Caasimada Soomaaliya ee…

Boqoradda Britain oo Noqotay Boqraddii ugu Waqtiga Dheerayd Boqorradii soo Xukumay UK

Boqoradda Britain oo Noqotay Boqraddii ugu Waqtiga Dheerayd Boqorradii soo Xukumay UK

September 10, 2015 (Ceegaag) — Boqoradda Dalka Britain, Queen Elizabeth ayaa shacab isku soo baxay oo Sacabatumaya ay kusoo dhaweeyeen Scotland, iyadoo maanta noqotay boqoraddii waqtiga ugu dheer xukunta dalka…

Ciidamo taageersan Wasiirka Ganacsiga Galmudug oo la wareegay Cabudwaaq

Ciidamo taageersan Wasiirka Ganacsiga Galmudug oo la wareegay Cabudwaaq

September 10 (Ceegaag)—Ciidamo taabacsan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha maamulka Galmudug ayaa la wareegay maamulka degmada Cabudwaaq kadib dagaalo socday muddo labo maalmood ah. Ciidamada Ahlu Sunna oo hore u maamulayay…

Axmed Faarax Idaajaa oo warbixin kooban ka diyaariyay Shaqadii Axmed Cali Abokor 2NN

Axmed Faarax Idaajaa oo warbixin kooban ka diyaariyay Shaqadii Axmed Cali Abokor  2NN

Waxaa wiigii hore magaalada Manses ee Gobolka Virginia Ilaahay ku oofsaday midkamida Ragii qoray Afsoomaaliga Marxuum Axmed Cali Abokor, Taariikhyahanka wayn ee Soomaaliyeed Axmed Faarx Idaajaa ayaa warbixin kooban kadiyaariyay…

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhoweeyay go’aankii Mareykanka

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhoweeyay go’aankii Mareykanka

September 9 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay go’aankii dowladda Mareykanka ay ku dhawaaqday ee ahaa in…

Hay’adda Tadamun oo Deeq Raashin ah u Qaybisay Qaxootiga Yemeniyiinta ee Qardho

Hay’adda Tadamun oo Deeq Raashin ah u Qaybisay Qaxootiga Yemeniyiinta ee Qardho

September 09, 2015 (Ceegaag) — Hay’ada Waddaniga ah ee Tadamun oo ka Howl-gasha Somalia ayaa Deeq Raashiin ah Gaarsiisay maanta Qoxootiga Yemeniyiinta ah ee ku sugan Magaalada Qardho. Kaalmadaan oo…

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug oo lagu weeraray Cabudwaaq

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug oo lagu weeraray Cabudwaaq

September 8 (Ceegaag)—Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in wasiirka ganacsiga iyo warshadaha maamulka Galmudug C/qaadir C/llaahi Warsame ay kooxo hubeysan ku weerareen guriga u uka…

Alshabaab oo weeraray degmada Qoryooley gobolka Sh/hoose

Alshabaab oo weeraray degmada Qoryooley gobolka Sh/hoose

September 8 (Ceegaag)—Wararka ka imanaya degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in uu dagaal ku dhex maray degmada Qoryooley ciidamo ka tirsan dowlada iyo dagaalyahano ka tirsan ururka Alshabaab.…

Bankiga Dhexe oo digniin ka soo saaray Lacago Shiling Soomaali been abuur ah oo la soo daabacay

Bankiga Dhexe oo digniin ka soo saaray Lacago Shiling Soomaali been abuur ah oo la soo daabacay

September 7 (Ceegaag)— Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa digniin ka soo saaray Lacago Shiling Soomaali ah been abuur ah, kaasoo la soo daabacay, waxaana uu ka digay in lacagahaas hadii…

Ciidamada Uganda ee AMISOM oo ka cabanaya Mushaar la’aan Muddo bilooyin ah haysata

Ciidamada Uganda ee AMISOM oo ka cabanaya Mushaar la’aan Muddo bilooyin ah haysata

September 07, 2015 (Ceegaag) — Ciidanka Uganda ee qaybta ka ah AMISOM ayaa ka Cabanaya Mushaar la’aan haysata muddo bilooyin ah, iyadoo dowladda Uganda ay xustay in Ciidamadeeda jooga Soomaaliya…

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Sawirro muujinaya weerarkii Janaale

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Sawirro muujinaya weerarkii Janaale

September 7 (Ceegaag)— Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawiro muujinaya weerarkii 1-dii bishan September ay ku qaaday Saldhig Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ku lahaayeen deegaanka Janaale ee Gobolka…

Maxaa kala socotaa 10-ka xirfadood ee hab dhaqan jileedka ku soo badatay Mogadishu. Qore: Prof. Yaxye Caamir

Maxaa kala socotaa 10-ka xirfadood ee hab dhaqan jileedka ku soo badatay Mogadishu. Qore: Prof. Yaxye Caamir

1-Si aad madax ugu muuqato waa in waddada gurigaaga tagto lagu xiro dhagxaan waaweeyn, dhalin yaro aad qaraaba tihiin oo dares ciidan wato waa in ay baabuurka kuu saran yihin.waxaad…