Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Oktoobar 24, (Ceegaag) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Muqdisho warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee boqortooyada Netherlands ee Somalia, Franciscus Albercht Makken. Xasan…
October 24 (ceegaag)—Mid kamid ah taliyaasha ciidamada Alshabaab ayaa sheegay in isaga iyo labaatan ka mid ah maleeshiyaadkiisa ay ku biireen ururka Dowlada Islaamiga ah IS. Warkan ka soo yeeray…
October 24 (Ceegaag)— Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in bisha soo socota ay qaban doono shir wadatashi loogaga hadlayo dhismaha Xisbiyada siyaasada dalka, iyadoo muddooyinkii u dambeeyay ay isa soo tarayeen…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta saacada 1:00 pm “Eastern time” ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada ALLAHA u naxariistee Axmed Xaaji Hirad oo si…
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabgabeyey Kulan looga hadlayey Fatahaada iyo Roobabka la filayo in ka da’aan dalka , waxaana Kulankaas ka qayb galey Wasaarada ay Khuseyso, iyo qaybaha kala…
October 22, (Ceegaag)– Salaad Cali Jeele oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaliyeed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay nooca Doorasho oo la filayo in dalkaa ay ka dhacdo 2016-ka,si loogu…
October 21 (Ceegaag)—Inkayar 24 saacadood kadib markii Madaxweyne Obama uu la kulmay wiilka 14jirka ah ee Axmed Maxamed ayaa qoyskiisu waxa ay go’aansadeen inay u guuraan dalka Qadar. 14jirkan ka…
October 21 (Ceegaag)— Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad ayaa maanta booqasho layaab leh ku tagay magaalada Moscow ee dalka Ruushka, taasoo ah safarkiisii u horeeyay ee uu dibada ku tago, tan…
October 21, (Ceegaag)– War-saxaafadeed Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku baaqay in la sii xoojiyo sifeynta kooxaha nabad-diidka ah oo laga sifeeyey magaalada Wabxo ee degmada Ceelbuur.…
October 21(Ceegaag)– Muna Xasan Maxamed Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa ka hadashay dagaalka dhiiga badani ku daadatay ee ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraa,Dagaalkaas oo dhex maray Beelo…
October 21 (Ceegaag)—Madaxweynaha Soomaaliya :’ “Saddex sanno ka hor, markii dowladeyda ay talada qabatey, waxaanu sameyney barnaamijka Hiigsiga 2016-ka”haraf weyn bay ii tahay inaan maanta si rasmi ah u daah…
October 21 (Ceegaag)— Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo howlaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo ka dhawaajiyay in…
Ceegaag. Oct 21, 2015 Boston. Axmed Cawad Casharo ayaa marti ku ahaa madasha faaqidaada siyaasada Soomaalida isaga oo daaha ka rogay waxyaabahii keenay burburkii Soomaaliya, Siyaasad la’aanta Dawlada Soomaaliya, Jalaafooyinka ay…
Soomaalaay ka kaca, Soomaaliya malaha Dawlad, Soomaaliya malaha Baarlamaan, Somaaliya malaha Madaxwayne, Dalka waa la haystaa ee ka kaca oo ku dagaalama meel walba oo aad joogtaan. Waxaa Shalay soo…
Oktoobar 20, (Ceegaag) — Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somalia oo laga diray Muqdisho ayaa la wareegay deegaanka Wabxo oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Col. Axmed Maxamed…
October 20 (Ceegaag)— Shirar gaar gaar ah ayaa u socda Guddiyada Farsamo ee xubnaha ku jira Madasha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka sanadka 2016, iyadoo gelinka dambe ee maanta lagu wado…
October 20 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in loo baahan yahay in lala xisaabtamo Beesha Caalamka, isla markaana shaqada la qabanayo ay noqoto mid…
October 20 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ee uu ka jeediyay furitaanka shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016 ee ka furmay magaalada Muqdisho kaga hadlay arrimo badan…
Oktoobar 20, 2015 (Ceegaag) — Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo furitaankii shirka wada-tashiga doorashooyinka Somalia ee 2016-ka hadal ka jeediyay ayaa sheegay inaanay jiri doonin wax…
Oktoobar 19, (Ceegaag) — Waxaa wali halkiisii ka sii soconaya dagaal culus oo subaxnimadii hore ee saakay ka qarxay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Dagaalka oo la sheegay in markiisii…
Figradihiina