Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Xarunta Dalladda SOSCENSA ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimye laguna xusayey Sannad Guurada Labaad ee Wargeyska SOSCENSA , waxaana munaasabdaan ka qayb…
October 31 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa boggiisa facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo go’aankiisa ku aaday sida uu u arko gudiga farsamo ee shirka maamul…
Munaasabad aad u weyn oo ay ka soo qeyb galeen inta badan madaxda ugu sareysa dalka, diblomaasiyiinta Soomaaliya iyo Turkiga, saraakiisha labada dal iyo xubno lagu martiqaaday ka qeyb galka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku dhawaaqday guddiga Farsamada ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe October 31 (Ceegaag)—Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu shaaciyay…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta ku geeriyootay dalka Jarmalka ALLAHA u naxariistee Aamina Cali Uruur oo ahayd Hooyadii dhashay Ilmo Ahmed Cali Dheeg.…
U adeegaha labada labada masjid ee barakaysan ahana Baqarka sucuudi carabiya Salmaan Bincabdulcasiis Alasucuud ayaa sidii loosoo dhaween jiray madaxwaynaha Soomaaliya waayo waayo u soo dhaweeyay tasoo daliil u ah…
October 28 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo saarey farriin ku socota xubnaha ururka Al Shabaab, kadib markii garab ka mid ah kooxdaas oo ku dhawaaqay inay…
October 28 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Garowe inuu iska casilay xilkii uu hayay. Is casilaada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka…
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wasiirada Somaliland, isagoo buuxiyey qaar ka mida wasaaradihii…
Oktobar 27(Ceegaag)–AVV. Caydiid C/llaahi Ilka Xanaf Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa sheegay inay jiraan cabashooyin ay qabaan dadka ka soo jeeda Gobalada Waqooyi ee Dalka oo uu isaga kamid…
October 27 (Ceegaag)— Waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu furay Barnaamijka waxbarashada sare ah oo ay keentay Jaamacadda Imam oo ka…
Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa lagu la yeeshay madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Galmug Maxamed Xaashi Cabdi ‘Carabay’ , Waraqysigan ayaa waxlaga waydiiyay xidhiidhka Galmudug iyo Puntland siiba labada hogaamiye…
October 26 (Ceegaag)— War rasmi ah oo ay heshay Ceegaag.com ayaa sheegaya in Guddoomiyaha cusub Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loo magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, kadib markii xilkaas laga qaaday…
October 26(Ceegaag)–Gudoomiyihii hore iyo Duqii Magaalada Muqdisho Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa su’aalo kulul weydiiyay wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom Ghebreyesus oo marti ku ahaa Mac-hadka UK ee arrimaha…
Ceegaag. Oct 26, 2015 Hargaysa. Siyaasada maamulka Khaatumo ee qunyar socodka ah inbadana colaada cagahooda kaga cararyay ayaa si wayn ugu guulaysatay inay rakaadiyo siyaasadihii maamulada Somaliland iyo Puntland kadib…
October 26 (Ceegaag)— Madaxweynaha Galmudug ee Soomaaliya Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa shalay si rasmi ah u furay Garoonka diyaaradaha Ushaka ee degmeda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasoo noqon doonaa garoon…
October 25 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow furay kalfadhigii 7aad ee Golaha Baarlamaanka Federaalka, iyadoo iminka uu ka jeedinayo khudbad dhinacyo badan uga hadlayo oo ku…
October 25- (Ceegaag)- Taliyaha ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa ilmeeyay xilli uu ku sugnaa xerada Martiini ee magaalada Muqdisho xilligaasi oo uu kormeerayay qeybaha ay…
Xafalad aad u balaadha ayaa lagu soo dhaweenayaa reysalwasaarihii hore ee Soomaaliya ahna gudoomiyaha xisbi siyaasadeedka TAYO Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kasoo qaybgal wacan Ceegaag.com…
Ceegaag Oct 25, 2015: Buuhoodle.. Waxaa magaalada Buuhoodle ku geeryooday Alle ha u naxariistee Xaaji Abdi Muuse Nuur iyada oo isla shalayba lagu aasay magaalada Buuhoodle. Dhamaan reer Xaaji Cali…
Figradihiina