Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2014 » May (Page 2)

War-Culus: Wasiirka Amniga Qaranka ee DF-Somalia Cabdikariin Xuseen Guuleed oo is-casilay……

War-Culus: Wasiirka Amniga Qaranka ee DF-Somalia Cabdikariin Xuseen Guuleed oo is-casilay……

Wasiirka amniga qaranka ee Soomaaliya, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhowayd iska casilay jagadiisa. Cabdikariin Xuseen oo ay saaxiibbo dhow yihiin madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa is-casilay kaddib markii xaaladda…

Faah Faahin: Weeraradii Kala duwanaa ee Al shabaab ku Qaadeen xarunta Barlamaanka Somali (DAAWO SAWIRRADA)

Faah Faahin: Weeraradii Kala duwanaa ee Al shabaab ku Qaadeen xarunta Barlamaanka Somali (DAAWO SAWIRRADA)

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa galabta soo afjaray howlgalkii ay Kula dagaalamayeen rag katirsan Xarakada Al-Shabaab oo maanta qaraxyo iyo weeraro toos ah ku galay xarunta Golaha Shacabka…

Diyaarado Dagaal mar kale duqeeyay degmada Jilib iyo deegaano hoostaga G/Jubbada Dhexe

Diyaarado Dagaal mar kale duqeeyay degmada Jilib iyo deegaano hoostaga G/Jubbada Dhexe

dagaal ayaa markii saddexaad duqeeyay manta deegaan ku yaalla duleedka degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe. Hal ruux ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay duqeyntaas, labo kale ay dhaawacyo kasoo…

The President was heading over to the nearby Department of the Interior and decided to break with tradition and take a Springtime walk

On the way, he got a chance to meet with all sorts of folks, who weren’t expecting to meet the President of the United States of America. ceegaag.com…

Maamulka KMG ee Jubbaland oo Maanta Shir Albaabada u xiranyahay Laqaatay booliska AMISOM

Maamulka KMG ee Jubbaland oo Maanta Shir Albaabada u xiranyahay Laqaatay booliska AMISOM

Maamulka KMG ah ee Jubbaland iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan booliska AMISOM ayaa kulan looga hadlay adkaynta ammaanka ku yeeshay magaalada Kismaayo. Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee maamulka KMG ah ee…

Axmed Cabdi Xaabsade oo dhaliilay maamulka Somaliland. (Video)

Axmed Cabdi Xaabsade oo dhaliilay maamulka Somaliland. (Video)

Maamulka KMG ee Jubbaland oo soo Bandhigay Shaqooyin ka Banaan Madaxtoyada Jubbaland

Maamulka KMG ee Jubbaland oo soo Bandhigay Shaqooyin ka Banaan Madaxtoyada Jubbaland

Maamulka  KMG ee Jubba ayaa soo bandhigay shaqooyin ka bannaan madaxtooyada Jubba, iyadoo shaqooyinkani uu soo dalban karo qof kasta oo Soomaaliyeed oo kasoo bixi kara waajibaadka laga doonayo. Hadaba…

Dhammaan qoyska reer Yussuf Geedeeye meelkasta oo ay joogaan waxay iyaga oo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeryooday ALLA HA U NAXARIISTEE Marxuum Cabdiraxman Xaji Nur (Shagaxle)

INNAA LILLAA HI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Dhammaan qoyska reer Yussuf Geedeeye meelkasta oo ay joogaan waxay iyaga oo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeryooday…

Munaasabadda 15-May awgeed ayuu machadka ISOS wuxuu qabtay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan mustaqbalka dhallinta

Munaasabadda 15-May awgeed ayuu machadka ISOS wuxuu qabtay  aqoon-is-weydaarsi ku saabsan mustaqbalka dhallinta

Machadka ISOS oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi ku Saabsanaa Mustaqbalka Dhallinyarada Munaasabadda 15-May awgeed ayuu machadka ISOS wuxuu qabtay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan mustaqbalka dhallinyarada Soomaaliya oo cinwaankiisu ahaa (Somali Youth Future: Challenges and Opportunities> “an inside…

Ergadii Beesha Hayaag oo Saaka ka anbabaxay Ceegaag una aanbabaxay Shirka Khaatumo

Ergadii Beesha Hayaag oo Saaka ka anbabaxay Ceegaag una aanbabaxay Shirka Khaatumo

Waxaa saaka ka anbabaxay ergadii beesha Xuseen Siciid (Hayaag) magaalada Ceegaag iyaga oo kusii jeeda Shirka Khaatumo ee lafilayo in lagu yagleelo maamul rasmi ah oo ay yeeshaan deeganada SSC.…

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle) oo geeriyoodey.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle) oo geeriyoodey.

Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska manta ku geeryooday ALLE ha u naxariistee C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle) oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo.…

Kooxo hubaysan oo laba qof ku dilay tuulada Yoontoy ee gobolka jubada hoose

Kooxo hubaysan oo laba qof ku dilay tuulada Yoontoy ee gobolka jubada hoose

Sida ay shegayaan wararka naga soo gaaraya  tuulada yoontoy ee dhinaca koonfureed ka xigta magalada kismayo, in caawa abaarihii halkii saac, kooxo hubaysan oo aan haybtooda la aqoon, ay ku dileen,…

Diyaarad Dagaal oo Maanta Duqaysay Degmada Jilib

Diyaarad Dagaal oo Maanta Duqaysay Degmada Jilib

Diyaarad dagaal ayaa maanta duqeyn ka geystay duleedka degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, iyadoo aan la sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay duqeyntan. Wararka la helayo degmada Jilib…

Bayaan ay soo saareen 5-ta Beelood ee Harti Jubbaland (Dhulbahante,Warsangali Dashiishle,Liibaangashe iyo Kaski qabe)

Bayaan ay soo saareen 5-ta Beelood ee Harti Jubbaland (Dhulbahante,Warsangali Dashiishle,Liibaangashe iyo Kaski qabe)

Warkii Kalsan ee Kismaayo iyo Garyaqaan (DAAWO)

Warkii Kalsan ee Kismaayo iyo Garyaqaan (DAAWO)

Dhar ciyaaraha oo ciyaartoydii reer Waamo ee qurbaawiyiinta noqotay u keeneen ciyaartoyda reer Jubaland ee maanta. ceegaag.com  …

Maalintii Ladoortay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madowbe oo maanta laga xusayo Kismaayo

Maalintii Ladoortay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madowbe oo maanta laga xusayo Kismaayo

Munaasabad lagu xusayo sanad guuradii kasoo wareegtay aas aaskii maamulka Jubaland oo hada ka socota magaalada Kismaayo. Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya masuuliyiinta mamaulka Jubaland oo horkacayaan madaxweyne ku…

Waftigii Cali Khaliif oo goor dhawayd gaadhay Saax-Dheer

Waftigii Cali Khaliif oo goor dhawayd gaadhay Saax-Dheer

Wafti culus oo uu hogaaminayay Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh ayaa goor dhawayd gaadhay Saaxdheer. Waftigan ayaa si aada ugu tafa xatay ergo-dumida shirka Khaatumo ee Taleex oo haatan ergooyinkii kusoo…

Wafdi uu Horkacayo Pro Cali Khaliif Galaydh oo maanta Kormaraya Deegaano ka mid ah Gobolka Sool ee Maamulka Khaatumo State Of Soomaalia

Wafdi uu Horkacayo Pro Cali Khaliif Galaydh oo maanta Kormaraya Deegaano ka mid ah Gobolka Sool ee Maamulka Khaatumo State Of Soomaalia

Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Pro Cali Khaliif Galaydh ayaa ka ambabaxay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn oo Mudooyinkii ugu Danbeeyey ay ku Sugnaayeen. Waftigan ayaa Waxay ku Wajahan…

Cali Maraykan oo ku dhawaaqay musharaxnimada madaxwaynenimo ee Maamulka Khaatumo

Cali Maraykan  oo ku dhawaaqay musharaxnimada madaxwaynenimo ee Maamulka Khaatumo

Khaatumo oo aan maamulkii wali loo yagleelin ayaa waxaa bilowday in loo tartamo xilka madaxwaynenimo ee maamulkaa Waakan Cali maraykan oo isna ku dhawaaqay musharaxnimadiisa Daawo ceegaag.com…

Warkii SOMSAT.tv Madaxwayne Indho-Sheel oo ku celiyay inuu Musharax madaxwayne Khaatumo u yahay!!!Cajiib!!!

Warkii SOMSAT.tv Madaxwayne Indho-Sheel oo ku celiyay inuu Musharax madaxwayne Khaatumo u yahay!!!Cajiib!!!

Khaatumo oo haadaan ku dhacasa hadii Madaxda maamulka midnimada dalka Soo daadihinayay labadii sano ee ina dhaafay aynuna wada aragnay awoodooda wax qabad in hadana ayba hungureeyaan inay wakhti kale…

Page 2 of 41234