Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dad Soomaali ah oo aan meel aan lagaranay dalka sucuudiga si waxashnimo leh loola dhaqmay.. Daawo Cajaladan Ceegaag.com…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo maalmahaan socdaal ku joogay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay halkaasi oo uu kulammo kula lahaa qeybaha kala duwan ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta ka qeyb galay Furitaanka Shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha waxaa wehelinayey Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamud Xassan Suleymaan,Wasiirul…
Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweyeen xubno ka tirsan dowladda oo labadii maalin ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u duulay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa galabta booqday xerooyin ciidan oo ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Sarkaalka ugu sareeya ciidanka Kenya ee…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa kulammo kala duwan la qaatay…
Wafdi uu hogaaminayaan Axmed Madoobe iyo Kol.Cabaas ayaa dib ugu guryo noqday magaalada Kismaayo, madaxdan ayaa salaan sharafkaga qaatay qaarkamida ciidamada qaranka oo fadhigoodu yahay agaraanka Kismaayo daawo warbixintaa oo…
Magaalada Kismaayo oo haatan xarun u noqnasa maamulka Jubaland una tartamasa caasimad u noqoshada dalka ayaa baryan danbe caruurtii dib ugu noqonayaan ciyaal nimadoodii iyo ku raaxaysiga dhuldabiiciga deegaanka ka…
Anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan halkan tacsi uga diranaa Faarax Cadde, caaqil Maxamed Cadde iyo dhamaan reer Cadde anaga oo uga tacsiyadeenana geerida ku timid Hooyadood Marxuumad Bishaaro Ibraahim Cali…
First lady Michelle Obama, left, and Secretary of State John Kerry, right, honor Elman Peace and Human Rights Centre Executive Director Fartuun Adan of Somalia, with a Secretary of State?s…
Iyadoo Maalinimadii Shalay Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdi faarax Shirddoon uu ka hadlay Shirka Maamul u Sameynta Jubbooyinka iyo Gedo oo Magaalada kismaayo ka Furmay ayaa waxaa arrintaa ka jawaabay…
Sabtida March 23rd , 5:00 Galabnimo Madashu waa: Mogadishu Mall 3015 Cedar Ave, MPLS MN 55407 Shir xogwaran ah oo ay ka soo qaybgalayaan golaha Xukuumadd ee Khaatumo State of…
Dear Brothers and Sisters: Please join us and be part of the launching of the Somali Environment Protection Alliance Network (SEPAN). SEPAN is an effort undertaken by our brother Farah Mohamed,…
waawo warbin uu TVga Somali Channel kadiyaariyay ergada reer Gado oo ka duulaya Dooloow.. ceegaag.com…
Mogadishu (Sh.M.Network) Shabelle Media Network has learnt from credible sources that cache of weapons were systematically being stolen from army stores inside Villa Somalia, which also houses the residence…
Kulan looga hadlayay hirgalinta mashaariic horumarineed oo ay hay’adda UNDP ka wado koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayna ka kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda maaliyadda iyo Qorsheynta oo kaashaneysa…
Dhulboob ayaa ka socda magaalada Muqdisho ayada oo aysan wali dawladu wali sifiican lugeheeda isugu taagin ayaa dad doo nayaan inay ka faa’ideestaan oo ay kasii gaadhsiiyaan ku qabso ku…
Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo” , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay…
On January 16, 2013, The New President of Somalia Appointed Mr.Abdisalam Omer as the Governor of the Central Bank of Somalia (CBS). From what I read, Mr. Omer is a highly qualified…
Figradihiina